Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasaaradda Sportiga oo tababar u furtay garsoorayaal dumar ah
    July 23, 2025
    Hay’addaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya iyo Switzerland oo Kala saxiixday heshiis cusub
    July 22, 2025
    Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda oo iska diiwaangeliyay Baydhabo
    July 22, 2025
    Howlwadeenno ka tirsan Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka oo ka qeyb galay aqoon-isweydaarsi muhiim ah
    July 22, 2025
    Madaxweyne Laftagareen oo xariga ka jaray dhismayaal cusub oo si casri ah loo dhisay
    July 22, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
    Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda Shiinaha
    July 2, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Waxqabadka Taliska Ciidanka Asluubta oo lagu maamuusay Muqdisho
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Waxqabadka Taliska Ciidanka Asluubta oo lagu maamuusay Muqdisho
Wararka

Waxqabadka Taliska Ciidanka Asluubta oo lagu maamuusay Muqdisho

By Kulane
Last updated: September 18, 2020
1 Min Read
Share

Munaasbaad lagu maamusayay wax qabadka taliyaha ciidanka Aluubta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Muqdisho taasi oo ay ka qeyb-galeen sii hayaha Wasiirka Cadaalada Dalka, masuliyiin ka tirsan labada Gole,saraakiil ka tirsan dowladda Federaalka iyo koofur galbeed.

Sii hayaaha Wasiirka Cadaalada Soomaaliya  Abukaate Xasan Xuseen xaaji oo ka hadlay munaasabaddaasi ayaa sheegay in  iskaashi weyn ka dib lagu guleestaay in xabsiyo laga dhiso Gobolada dalka waxaana sidoo kale uu bogaadiyay wax qabadka taliska ciidanka asluubta ee uu hogaamiyo taliyaha ciidanka Generaal Mahad Cabdiraxmaan Aadan.

Maareeyaha guud ee wakaalada horumarinta dhismaha Soomaaliyeed S\Guud Bashiir  Maxamed Jaamaca  oo isna ka hadlay halkaasi ayaa xusay   in Gen Mahad uu dhameystiray howlihii  shaqo ee ciidanka Asluubta  horyaalay.

Taliyaha  Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan  ayaa dhiniciisa qiray in shaqo waliba oo  la qabtay gacan ay ku siyeen saraakiisha ciidanka asluubta iyo shacabka Soomaaliyeed .

“Aad ayaan uga mahadcelinayaa saraakiisha ciidamada ee garab igu siisay inaan masuuliyada sidii loogu talagalay aan uguto la’aantoodna saraakiishasi ma jirin wax ii suura gali karay .ayuu hadalkiisa ku daray taliye Mahad Cabdiraxmaan aadan.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasaaradda Sportiga oo tababar u furtay garsoorayaal dumar ah

Muqdisho-(SONNA)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Xil. Dahabo Susow Mohamud ayaa maanta si rasmi ah…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Ku-xiggeenka Caafimaadka XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Trocaire.

Muqdisho (SONNA)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda HE. Dr. Ahmed Hussein Moalin, (Dr. Gurey) ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda…

GudahaWararka
November 10, 2021

Madaxweynaha JFS oo kulan sagootin ah la qaatay safiirkii hore Maraykanka

Muqdisho(SONNA):-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Mudane…

Wararka
May 27, 2023

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Sheegay In Jadwalka Doorashooyinka la Shaacin Doono Todobaad Gudihiis

Muqdisho, (SONNA):- Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xassan, ayaa sheegay in jadwalka doorashooyinka qaranka ay soo…

GudahaWararka
January 9, 2025

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo gaaray degmada Berdaale+Sawirro

Berdaale-(SONNA)-Wafdi ka kooban Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Taliye ku-xigeenka Ciiidanka Xoogga Dalka ayaa maanta gaaray degmada Berdaale…

WararkaWargayska
February 2, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023