Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda oo Kulan La Yeeshay Xoghayaha Dowladda ee Arrimaha Afrika ee Aljeeriya
    December 1, 2025
    Guddiga warfaafinta golaha shacabka oo kormeeray wasaaradda warfaafinta
    December 1, 2025
    Guddoomiyaha degmada Hodon oo ku baaqay in la qaato Kaarka codbixinta
    December 1, 2025
    Wasiiru Dowlaha Isgaarsiinta oo kulan la qaatay Wasiirka Isgaarsiinta Dalka Qatar
    December 1, 2025
    Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Shirka Caalamiga ah ee Dambiyaynta Gumaysiga Afrika
    December 1, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadahaย (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Sii hayaha Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Madaxda Jaamacadda Carabta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Sii hayaha Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Madaxda Jaamacadda Carabta
Wararka

Sii hayaha Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Madaxda Jaamacadda Carabta

By Kulane
Last updated: September 1, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA)…Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane C/Raxmaan Ducaale Beyle ayaa manta kulan fogaan arag ah la yeeshay Madax ka tirsan Ururka Jaamacadda Carabta ee fadhigoodu yahay Dalka Masar.

Kulankaasi waxaa looga wadahadlay sidii qaar ka mid ah Dowladaha Jaamacadda Carabta ay Soomaaliya uga cafin lahaayeen hal Bilyan oo Doolar oo ah deym lagu leeyahay Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda XFS Waxa uu u mahadceliyay Xoghayaha guud ee J.Carabta iyo dhamaan ka qeybgalayaashii shirka manta oo u dhacay si heer sare ah.

Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an in ay xoojiso is-badalka Maaliyadda iyo horumarka dhaqaalaha dalka.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda oo Kulan La Yeeshay Xoghayaha Dowladda ee Arrimaha Afrika ee Aljeeriya

Aljeris (SONNA):-ย  Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cali…

December 1, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐…๐’ : t๐จ๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ค๐š h๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š w๐š๐š๐ซ๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Madaxda Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS, ayaa xarunta wasaaradda ku qabtay kulan ay ka qeybgaleen shirkadaha ganacdiga oo loogu…

Gudaha
October 18, 2024

Cutubyo ka tirsan Xoogga Dalka oo gaaray deegaanka Raas Kambooni ee Jubbada Hoose

Muqdisho(SONNA);-Iyadoo si habsami leh ay dalka uga socoto la wareegista goobaha ay baneynayaan Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS,…

GudahaWararka
November 25, 2024

Murashixiinta u taagan Xilka Madaxweyne eeย Hirshabeelle oo Maanta jeedinaya Khudbado

Murashixiinta u taagan Qabashada Xilka Madaxweyne ee Maamulka Hir-shabeelle ayaa la filayaa in Maanta ay jeediyaan Khudbadahooda, waxaana ay ka…

Wararka
November 10, 2020

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo furay kulan ku saabsan dib-u-eegista qorshaha howlgelinta nidaamka aqoonsiga Qaran (SNID)

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirkaย  Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf Cali ayaa furay Kulanka wadatashiga Dowlad Goboleedyada iyo…

GudahaWararka
May 8, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023