Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisul wasaaraha XFS oo caawa hoygiisa ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Turkiga
    January 29, 2026
    Dowladdaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis ku saabsan horumarinta Arrimaha islaamka
    January 28, 2026
    Guddoomiyaha SODMA oo kulan la qaatay agaasimaha siyaasadda iyo iskaashiga istiraatiijiga ee Hayโ€™adda ECHO
    January 28, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray shirka wasiirada maaliyadda Geeska Afrika
    January 28, 2026
    Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha Guddaha oo kulan la qaatay qaar ka mid ah madaxda Xafiiska QM u qaabilsan Soomaaliya
    January 28, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Danjiraha JFS ee Suudaan oo la kulmay wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda dalkaasi
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Danjiraha JFS ee Suudaan oo la kulmay wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda dalkaasi
GudahaWararkaWargayska

Danjiraha JFS ee Suudaan oo la kulmay wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda dalkaasi

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 31, 2020
1 Min Read
Share

Khaartuum (SONNA) Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Suudaan Mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa kulan la yeeshey wasiiru dowladda wasaaradda Arrimaha dibadda Dalkaasi,ahna sii haayaha xilka wasaaradda.

Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq wakaaladda (SONNA) la xiriirtay ayaa sheegay in uu kala hadlay wasiiru dowlaha arrimaha dibadda dalkaasi Suudaan Dr Cumar Qamarudiin sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya labada dal Soomaaliya iyo Suudaan.

โ€œWaxaan saakay xafiiskiisaย  wasaaradda arrimaha dibadda kula kulmay wasiiru dowlaha wasaaradda Arrimaha dibadda ee dalkan Suudaan,ahna siihayaha xilka wasiirka,waxaana aan kala hadlay sidii loo dar dar gelin lahaa adkeynta xiriirka labada dal ka dhexeeyaโ€. Ayuu yiri Danjire maxamed Sheekh Isxaaq.

Wuxuu sidoo kale ugu hambalyeeyey dowladda Suudaan dowrkeedi ku aadan dadaalada nabadeeda ee jabhadaha ku dagaalamayay Koonfurta Suudaan,iyadoo dowladaha IGAD oo Soomaaliya ay ku jirto ay ka qeybgali doonaan munaasbadda saxiixa heshiiskaas.

Dhanka kale safiirka Soomaaliya ee Suudaan ayaa ka hadlay arrimo la xiriiray qarashaad dowladda Suudaan ay ku soo rogtay dhanka sharciga joogitaanka dalkaasi,taasi oo Soomaalida saameyn ku yeelatay goor hore,wuxuuna xusay in lagu guuleystay xalinta arrintaasi.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisul wasaaraha XFS oo caawa hoygiisa ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Turkiga

Muqdisho(SONNA):- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa Hoygiisa ku qaabilay…

January 29, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Raโ€™iisal wasaare Xamse Cabdi Barre oo dhambaal Tahniyad ah u diray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Serbia

Muqdisho,(SONNNA):- ย Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane: Xamse Cabdi Barre ayaa dhambaal tahniyad ah u diray dhiggiisa Ra'iisul Wasaaraha…

GudahaWararka
April 20, 2025

Xiriirka kubadda cagta Galmudug oo lagu wareejiyey Qalab Sports “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)-Qalabkaan Sportโ€™s ayaa loogu talagalay degmooyinka Galmudug waxaana guddoomay Guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Galmudug Xasan Axmed Shire, waxaana munaasabada…

GudahaWararka
December 31, 2021

Hayโ€™adda Socdaalka Qaranka oo ku howlan ka hortagga tahriibka iyo la dagaallanka socdaalka sharci-darrada ah

Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan qatarka tahriibka iyo doorka dowladda Soomaaliya kaga aadan hakinta…

Gudaha
April 4, 2025

Marwada madaxweynaha JFS oo codkeeda ka dhiibatay Degmada Dharkeenley

Muqdisho(SONNA):-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeedq ka dhiibatay Seejada Xarunta degmada Dharkiinleey ee Gobolka…

GudahaWararka
December 25, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023