Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka cadaaladda XFS xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
    February 5, 2026
    Ra’iisulwasaaraha XFS oo magacaabay Agaasimeyaal guud
    February 5, 2026
    Guddiga Kheyraadka ee Aqalka Sare oo kulan gaar ah la yeeshay madaxda Wasaaradda Batroolka XFS
    February 5, 2026
    Wasiirka Dekadaha XFS: meelmarinta heshiisyada badaha waa tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka horumarka
    February 5, 2026
    Golaha Wasiirrada XFS oo maanta ka hadlay xaaladda abaaraha iyo qodobbo kale
    February 5, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wararkii ugu dambeeyay roobab Dabeylo wata oo ka da’ay guud ahaan Puntland
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wararkii ugu dambeeyay roobab Dabeylo wata oo ka da’ay guud ahaan Puntland
Wararka

Wararkii ugu dambeeyay roobab Dabeylo wata oo ka da’ay guud ahaan Puntland

By Sonna Whiteka
Last updated: December 7, 2019
1 Min Read
Share

Boosaaso (SONNA) – Deegaano ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay roobab mahiigaan dabeylo watay, kaasoo saababay daadad xooggan oo ku soo rogmaday qaar ka mid ah waddooyinka waa weyn ee qaar ka mid ah deegannada Puntland.

Sida wararku sheegayaan roobabkan ayaa ka da’ay Gobolka Bari, gaar ahaan deegaanada xeebaha dhaca, kaasoo saameyn ku yeeshan dadka deegaanka iyo kalluumeysatada oo hakiyay howlihii jilaabashadooda.

Ilo Wareedyo kala duwan, ayaa sheegaya in magaalada Garoowe xalay ilaa iyo hadda ay ka da’ayaan roobab dabeylo wata.

Maamulka Gobolka Bari ayaa hakiyay isu socodka gaadiidka ee magaalada dekadda leh ee Boosaaso iyo deegaanada kale ee Puntland, waxaana lagu amray gaadiidka in aanay xilliyada habeenkii safri karin.

Daadadka ka dhashay roobabka ayaa la sheegay in illaa saddex gaari ah kula tagay duleedka Boosaaso, inkastoo laga badbaadiyay dadkii saarnaa gaadiidka.

Degaanada ay saameeyeen roobabka watay dabeylaha ayaa waxaa kamid ahaa Eyl, Garacad, Dhanaane, Dhinowda iyo deegaanno ku dhaw dhaw, waxaana ilaa hadda aan war laga haynin xaaladda deegaanadaas, maadaama ay go’een khadadkii taleefannada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka cadaaladda XFS xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta xarunta…

February 5, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya oo soo saartay qoraal ay ku hagayso hay’adaha Caalamiga ah ee ka howl-gala Dalka

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Warfaafinta jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku hagayso hay'adaha Caalamiga ah ee ka howl-gala Soomaaliya kana, shaqeeya…

Wararka
November 15, 2019

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta

Abu Dhabi -SONNA:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo wali ku sugan Imaaraadka…

GudahaWararka
February 2, 2022

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanka dowladda FS oo amar ku soo rogtay ganacsatada dalka keena Shidaalka

Muqdisho (SONNA): Wareegto ka soo baxday wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta dowladda FS mudane Dr Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa lagu…

GudahaWararka
November 14, 2023

Wasiirka Maaliyadda XFS oo saxiixay heshiis dib loogu qaabeynayo deymaha uu Soomaaliya ku leeyahay Sacuudiga 

Jeddah(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Magaalada Jidda ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulan gaar ah oo…

GudahaWararka
May 13, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023