Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: 35 ruux oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Sacuudi Carabiya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > 35 ruux oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Sacuudi Carabiya
CaalamkaWararka

35 ruux oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Sacuudi Carabiya

By Kulane
Last updated: October 17, 2019
1 Min Read
Share

35-ruux ayaa dhimatay ,afar kalana waxaaย  soo gaaray dhaawacyo kadib kolkii gaari Bas ah oo siday dad rakaab ah oo maraayey wadada u dhexeysa Maka iyo Madiina uu ku dhacay gaari kale oo ah kuwa xamuulka,sida ay ku waramay Afhayeen u hadlay ciidamada Boliiska.

Wakaaladda Wararka Sacuudiga oo soo xiganeysay Afhayeenkaasia ayaa sheegay in shilkaasi oo ka dhacay magaalada al-Akhal ย uu yimid ka dib markii ay is-jiireen laba gaari oo mid ka mid ah uu ahaa ย Bas ay saarnaayeen Xujeey gaaraya 39-qof oo isugu jiray Carab iyo dad Aasiyaan ah,

Dadkii ku dhaawacmay shilkaasi ayaa warku intaa ku daray in loo qaaday Cisbitaalka Al-Hamna ,waxaana jira baaritaanno ku aadan dhacdadaasi oo ay faraha ku hayaan ciidamada Boliiska Sacuudiga.

Shilkaan ayaa imaanaya ka dib markii bishii Abriil ee la soo dhaafay ย shil laba gaari oo ka dhacay gudaha Sacuudiga ay ย ku ย dhinteen ย 4-xujeey oo Ingiriis ah,isla markaana ay dhaawacmeen 12-qof.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha SoDMA ooย daah-furay shirka dib-u-eegista tallaabooyinka ka hortagga Leexsashada Gargaarka

Muqdisho(SONNA);-Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay shirka dib-u-eegista tallaabooyinka ka hortagga Leexsashada…

GudahaWararka
September 30, 2024

Sii hayaha Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Madaxda Jaamacadda Carabta

Muqdisho.(SONNA)...Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane C/Raxmaan Ducaale Beyle ayaa manta kulan fogaan arag ah la yeeshay Madax ka tirsan Ururka Jaamacadda…

Wararka
September 1, 2020

Ra’iisal wasaare Rooble oo kulamo la qaatay madaxweynayaasha Hirshabeelle, Jubbaland iyo mas’uuliyiin kale

Muqdisho (SONNA)-Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulamoย  gaar-gaar ah la qaatay Madaxweynayaasha Dawlad Goboleedyada…

Wararka
September 24, 2020

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ka warbixiyay howlgaladii u danbeeyay ee gobalka Galgaduud

Muqdisho(SONNA):-Generalย  Maxamed Tahliil Biixi, taliyaha Ciidanka dhulka oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dagaaladii Ciidamada xoogga dalka beryahaan…

GudahaWararka
April 7, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023