𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐠𝐚𝐲 𝐉𝐨𝐰𝐡𝐚𝐫 𝐢𝐬𝐚𝐠𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐞𝐞𝐦𝐨-𝐬𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐇𝐢𝐫𝐬𝐡𝐚𝐛𝐞𝐞𝐥𝐥𝐞
Muqdisho(SONNA):'Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeybgalka xafladda ka sokoow la kulmaya hoggaanka maamulka oo uu ka dhagaysan…
SONNA
Ugu Dambeeyay

Hoggaamiyaha Hirshabeelle oo Jowhar kusoo dhaweeyay Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed
Jowhar(SONNA);- Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere kusoo dhaweeyay Hoggaamiyah…

Saraakiil iyo xubno ka tirsan Booliska Galmudug oo tababar loo qabtay
Dhuusamareeb,(SONNA): Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar dib-u-xoojin aqooneed iyo xirfadeed u qabatay saraakiil iyo xubno ka tirsan Ciidanka Booliska…

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Shirweynaha Warbaahinta Adduunka kaga hadlay mustaqbalka warbaahinta xilliga garaad gacmeydka (AI)
Beijing,(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyey Shirweynaha toddoba…

Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee JFS oo si rasmi ah ula wareegay xilka
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨,(SONNA):- Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Garyaqaan Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xil…

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐮𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧
Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay safiirka cusub ee Dowladda Cummaan u fadhiya S…

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shir muhiim ah uga qeyb galay magaalada Tripoli
Tripoli,(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa maanta magaalada Tripoli ee dalka Liib…
Caalamka
“Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-CadaalaKoofur Galbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan, kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka isku sidkan. Waxaa jooga Siyaasiyiin iska…
Wasaaradda Qoyska oo daahfurtay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska SoomaaliyaMuqdisho(SONNA);-Wasaaradda Qoyska, Horumarinta iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo kaashanaysa IGAD ayaa Muqdisho ka daahfurtay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodk…
Somaaliya 1941–1950: Hantidii la kala qaatay iyo Kaabayaasha Dhaqaale ee lumay xilligii maamulkii Ingiriiska Qeybta 1-aad (MAQAAL)Daraasad taariikheed oo ku saabsan kala furfuristii Tareenkii Muqdisho–Afgooye–Jowhar, Warshadihii cusbada Xaafuun, xarumihii kalluumaysiga iyo Macdanta, iyo saameyntii ay arrimahaasi ku yeesheen dhaqaalaha Soomaaliya.
- •Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhanka Shidaalka iyo Macdanta (WARBIXIN)
- •Turkiga oo qorsheynaya maalgashi dhan $400 Milyan oo ku wajahan Barnaamijka Hawada sare (WARBIXIN)
- •Howlihii Xafiiska UNTMIS oo ay la wareegtay Dowladda Soomaaliya (MAQAAL)
- •Howlgalka Xafiiska siyaasadda ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo soo gaba gaboobay (WARBIXIN)
Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda ShiinahaMagacaygu waa Cabdilaahi Ismaaciil Cabdilaahi, waxaanan ka shaqeeyaa Jaamacadda Daraasaadka ee Afafka Dibadda ee Beijing ( BFSU) (Beijing Foreign Studies University) ee Shiinaha, h…
- • XOG:Soomaaliya oo ka mid noqon karta 10-ka Dal ee ugu keydka Shidaalka badan Adduunka
- • Shirweyne lagu dersayo maalgashi dhex mara dowladda iyo ganacsatada oo ka furmay Muqdisho
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐠𝐚𝐲 𝐉𝐨𝐰𝐡𝐚𝐫 𝐢𝐬𝐚𝐠𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐞𝐞𝐦𝐨-𝐬𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐇𝐢𝐫𝐬𝐡𝐚𝐛𝐞𝐞𝐥𝐥𝐞Muqdisho(SONNA):'Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeybgalka xafladda ka sokoow la kulmaya hoggaanka maamulka oo uu ka dhagaysan…
- • Guddiyada Maaliyadda ee labada Aqal ee BFS oo kulan wadajir ah ugu yeeray Wasiirka Maaliyadda
- • GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA JOWHAR
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkoodaFaallo; Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa sii xoojinaya xiriirkooda taariikhiga ah, kadib booqasho rasmi ah oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuu…
- • Jaamacadda Ummadda iyo Machadka Al Jazeera oo daah-furay laab warbaahineed cusub
- • Madaxweynaha oo guddoomiye cusub u magacaabay Jaamacadda Ummadda
Maqaallada

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhanka Shidaalka iyo Macdanta (WARBIXIN)
Noofeembar 7, 2026
Turkiga oo qorsheynaya maalgashi dhan $400 Milyan oo ku wajahan Barnaamijka Hawada sare (WARBIXIN)
Noofeembar 7, 2026
Howlihii Xafiiska UNTMIS oo ay la wareegtay Dowladda Soomaaliya (MAQAAL)
Oktoobar 31, 2026
Howlgalka Xafiiska siyaasadda ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo soo gaba gaboobay (WARBIXIN)
Oktoobar 27, 2026
Bill Clinton oo sheegay inay Gabadhiisu Quraanka Akrisay 15 jirkeedii (WARBIXIN)
Oktoobar 24, 2026
Rai'yi. 'Dhirbaaxo Istaraatiiji ah oo ku dhacday Giriiga iyo Israa’iil'
Oktoobar 21, 2026
FARRIIN: Masiibadu ma sugto Digniin goor hore la helo ayaa nolosha Dadka badbaadisa.
Oktoobar 18, 2026
Muhiimadda dib u howlgalinta nidaamka IATA-BSP ee Soomaaliya (WARBIXIN)
Oktoobar 17, 2026
Soomaali, Qaxooti ah, Muslim Xijaaban oo ku biirtay Barlamaanka Ingriiska (WARBIXIN)
Oktoobar 10, 2026Soomaaliya Isku Eeg
Muqdisho waa magaalada ugu weyn Soomaaliya iyo caasimadeeda. Waxay ku taal gobolka Banadir ee xeebta Badweynta Hindiya, waxayna ahayd deked muhiim ah kumanaan sano.
Qaab-dhismeedka Hay'adaha
Dowlad-goboleedyada Federaalka
Xaqiiqooyin Tirakoob
Muqdisho waa magaalada ugu weyn Soomaaliya iyo caasimaddeeda. Waxay ku taallaa gobolka Banaadir xeebta Badda Hindiya, waxayna u adeegtay deked muhiim ah kun sano. Iyada oo ah xarunta Dowladda Federaalka, waxay u tahay xaruunta siyaasadda, ganacsiga, iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
Qulqulka Gobolka
Banadir
- Politics
Mogadishu Hosts Federal Cabinet on Digital ID Rollout
Ministers reviewed nationwide registration targets as enrollment centres expand across Banadir.
- Economy
Port of Mogadishu Records Highest Monthly Cargo Throughput
Customs officials report a surge in container traffic linked to regional trade agreements.
- Security
Banadir Police Launch Community Policing Initiative
New patrol units aim to strengthen security coordination in commercial districts.







