calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA JOWHAR

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA JOWHAR
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA JOWHAR — SONNA

Jowhar(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jowhar, waxaana garoonka diyaaradaha ee magaalada kusoo dhoweeyey Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Jowhar.

Wafdiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ay ku jiraan xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa magaalada Jowhar uga qeyb geli doona munaasabadda caleema-saarka hoggaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

FB_IMG_1794126670403.jpg

FB_IMG_1794126668230.jpg

FB_IMG_1794126663342.jpg

La wadaag