Wararka
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐ฒ ๐๐จ๐ฐ๐ก๐๐ซ ๐ข๐ฌ๐๐ ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ฆ๐จ-๐ฌ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐

Muqdisho(SONNA):'Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeybgalka xafladda ka sokoow la kulmaya hoggaanka maamulka oo uu ka dhagaysan doono horumarada ay Hirshabeelle ku talaabsatay dhanka fidinta adeegyada guud, hirgalinta mashaariicda, sugista amniga mid ka mid ah magaalooyinka ugu dadka badan dalka , iyo fududeynta iskaashiga heerarka kala duwan ee dowladda.
Mudane Xamsa ayaa hoggaanka Hirshabeelle iyo madaxda kale ku adkeeyay dhamaystirka arrimaha dib u heshiisiinta iyo dhammaynta wixii tabasho ah oo jira.



La wadaag



