calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Saraakiil iyo xubno ka tirsan Booliska Galmudug oo tababar loo qabtay

Saraakiil iyo xubno ka tirsan Booliska Galmudug oo tababar loo qabtay
Saraakiil iyo xubno ka tirsan Booliska Galmudug oo tababar loo qabtay — SONNA

Dhuusamareeb,(SONNA):

Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar dib-u-xoojin aqooneed iyo xirfadeed u qabatay saraakiil iyo xubno ka tirsan Ciidanka Booliska Galmudug.

Tababarkan ayaa ujeeddadiisu tahay kor u qaadista aqoonta, xirfadaha shaqo iyo tayada hawlgal ee ciidamada, si loo xoojiyo awoodooda gudashada waajibaadka amni iyo adeegga bulshada.

Tababarka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta aqoonta boolisnimo, anshaxa iyo hab-dhaqanka xirfadeed, iyo horumarinta kartida ciidamada ee ilaalinta sharciga iyo sugidda amniga bulshada.

La wadaag