Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
    Ciidanka Xoogga iyo Saaxiibada Caalamka oo Jubbada Dhexe ย ku dilay maleeeshiyaad khawaarij ah
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฎ๐ ๐š ๐ช๐š๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐Š๐š๐ฆ๐ฉ๐š๐ฅ๐š ๐ž๐ž ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐”๐ ๐š๐ง๐๐š
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฎ๐ ๐š ๐ช๐š๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐Š๐š๐ฆ๐ฉ๐š๐ฅ๐š ๐ž๐ž ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐”๐ ๐š๐ง๐๐š
Wararka

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฎ๐ ๐š ๐ช๐š๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐Š๐š๐ฆ๐ฉ๐š๐ฅ๐š ๐ž๐ž ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐”๐ ๐š๐ง๐๐š

By Kanaava Mohamed
Last updated: January 9, 2025
1 Min Read
Share

Kampala(SONNA) – Wasiirka Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta magaalada Kampala uga qayb galay shir looga hadlayay istaraatiijiyada Beeraha dalalka Midowga Afrika. Shirkan ayaa qeyb ka ah shir-madaxeedka Midowga Afrika oo dhawaan ka dhici doona Kampala, waxaana diiradda lagu saaray istaraatiijiyada dhinaca amniga cunnada ee tobanka sano ee soo socda (2026 – 2035).

Shirka ayaa waxaa Wasiirka iyo wafdigiisa ku wehliyay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare, iyo madax kale.

Wasiirrada Beeraha ee dalalka Afrika ayaa shirka ka soo jeediyay talo ah in loo qoondeeyo Beeraha iyo tacbashadooda 10% miisaaniyadda dal walba si kor loogu qaado wax soo saarka.

Talooyinka shirkan ka soo baxa ayaa lagu wadaa in loo gudbiyo madaxweynayaasha dalalka Afrika oo toddobaadka soo socda shir ku yeelan doona Kampala.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha

Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan qaar ka mid…

January 9, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha Hirshabeele oo Jowhar ka furtay shir dib u heshiisiin ah

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Jowhar ka furay shir dib u heshiisiineyd oo loo qabtay labo beelood oo wada…

Wararka
December 31, 2020

Daacigii weynaa ee u dhashay Masar Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq oo geeriyooday

Muqdisho (SONNA)-Allaha u naxariistee daacigii weynaa ee Masriga ahaa Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq ayaa geeriyoodey. Marxuum Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq, wuxuu ahaa qof wacdiya…

Wararka
September 30, 2020

Wasiirka Waxbarshada XFS oo Heshiis waxbarasho la saxiixday dhigiisa dalka Masar.

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ka mid ahaa wafdigii RW…

GudahaWararka
January 12, 2023

Wasiirka warfaafinta oo qaabilay danjiraha Ethiopia ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA): Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha…

GudahaWararka
June 5, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023