Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Masโ€™uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: ๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž JFS ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐ฒ๐๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž JFS ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐ฒ๐๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š
GudahaWararka

๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž JFS ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐ฒ๐๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š

By Kanaava Mohamed
Last updated: October 28, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Bankiga Dhexe ee Soomaaliya wuxuu ku guuleystay in uu ku biiro ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐“๐š๐ฅ๐จ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐ฒ๐๐ค๐š ee lagu magacaabo RAMP, isagoo noqday ๐ฑ๐ฎ๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ•๐Ÿ—-๐š๐š๐ ee ku biirta shabakaddan caalamiga ah oo ay ku mideysan yihiin bangiyada dhexe ee adduunka, hayโ€™ado maaliyadeed oo calami ah, iyo sanduuqyada maareeya maaliyadda howl-gabka.

Guddoomiyaha Bankiga Dhexe, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข, oo ka qeybgelay shir-sannadeedka Bangiga Adduunka (WB) iyo hayโ€™adda Lacagta Adduunka(IMF) 2024 uga socda magaalada Washington ee dalka Maraykanka, ayaa saxiisay heshiika uu Bankiga Dhexe ugu biiray Barnaamijka RAMP ee Bangiga Adduunka.

Guddoomiyaha oo tilmaamaya muhiimadda heshiiskani u leeyahay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa yiri โ€œ๐ค๐ฎ ๐›๐ข๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐“๐š๐ฅ๐จ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐ฒ๐๐ค๐š (๐‘๐€๐Œ๐) ๐ž๐ž ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐›๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ๐ง ๐š๐ฐ๐จ๐จ๐๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ž๐ฒ๐๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐ญ๐š๐š๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐ž๐ฒ๐ฌ๐š ๐ฌ๐ข๐๐š ๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐ง๐จ๐จ๐ ๐š ๐ ๐จโ€™๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ฃ๐š๐š๐ง๐ช๐š๐š๐๐ข ๐ค๐š๐ซ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐œ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ค๐ฎ ๐ฎ ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐ฒ๐๐ค๐š ๐ช๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š, ๐ฌ๐ข ๐ฅ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐จ ๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฅ๐š๐๐ž๐ž๐ง๐ง๐š ๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ฌ๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ง ๐ข๐ฌ๐ฅ๐š-๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ง๐š ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก.โ€

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah

Muqdisho.SONNA...Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay cutub kamid ah ciidanka…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray horumarinta Caasimadda โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)- Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyaddaย  Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa shir gudoomiyay kulanka…

Wararka
October 21, 2020

Tababar heer sare ah oo loo soo xiray saraakiil ka tirsan Daraawiishta iyo Taliska Dhexe ee Ciidanka Boliiska

Muqdisho.(SONNA):- Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif), ayaa maanta si rasmi ah ugu soo xiray…

GudahaWararka
April 13, 2025

Golaha Wasiirrada Oo Meel Mariyay Istaraatiijiyadda La Dagaallanka Musuqmaasuqa Ee 2020-2023

Muqdisho (SONNA)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen aaladaha la iska arko, waxay ku meel mariyeen…

Wararka
June 4, 2020

Dowladda Soomaaliya oo tallaalka ka hortagga COVID-19 kala wareegtay Mareykanka โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho(SONNA)-Maanta oo ah 12 Aug 2021, waxaa dalka soo gaaray 302,400 talaalka Johnson & Johnson ee COVID-19. Tallaalkan waxaa Soomaliya…

GudahaWararka
August 12, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023