Shir looga hadlayo Tiknolojiyadda caafimaadka oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho (SONNA): Raโ€™iisal wasaare ku xigeenka 2-aad eeย  dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho shirka Caafimaadka ee Tiknoolajiyada casriga ah ee Soomaaliya.

By Mohamud Abdi Diirshe

CAALAMKA

Falastiin oo soo dhoweysay baaqa Maxkamadda ICC ee soo qabashada madaxda Israel

Dowladda Falastiin ayaa soo dhaweysay amarka maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ay ka soo saartay soo qabashada ra'iisul wasaaraha Israa'iil

Israa’iil oo Lubnaan iyo Gaza ku dishay shaqaale caafimaad iyo dad kale oo rayid ah

Afar ka mid ah shaqaalaha caafimaadka ee Lubnaan ayaa ka mid ahaa lix qof oo lagu dilay weerar ay Israa'iil

Israel oo dishay in ka badan 100 qof oo ku sugnaa Gaza iyo Lubnaan

In ka badan 50 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay duqeymaha cirka ee Israel ee guud ahaan Gaza, sida ay ilo-wareedyo

Israel ooย  Gaza iyo Lubnaan ku dishay in ka badan boqol ruux

Duqeymaha cirka ee Israa'iil ayaa lagu dilay ugu yaraan 95 qof guud ahaan Gaza Khamiistii. Inta badan dhibanayaasha ayaa ahaa

GANACSIGA

WARAR DHEERAD AH

Shir looga hadlayo Tiknolojiyadda caafimaadka oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho (SONNA): Raโ€™iisal wasaare ku xigeenka 2-aad eeย  dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaam Cabdi Cali

DFS oo dalka dib ugu soo celineyso muwaadiniin laga soo badbaadiyay biyaha Jasiiradda Madagascar

MuMuqdisho SONNA;-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo dalka dib loogu soo celinayo muwaadiniin

Xoogga Dalka oo shacabka ku garab siinaya siidii looga hortagi la haa fatahaadaha wabiga Shabeelle

Ururka 294 aad guutada 29 aad daljir qeybta 27 aad ee ciidanka xoogga dalka ee

Wasiir Fiqi oo dib u furay Xarunta Kaydka Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa shalay si rasmi ah dib ugu furay