Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa kulan la qaatay Wafdi ka socday wasaaradda Cadaaladda dalka Turkiga isla markaana uu hoggaaminayay Wasiir ku xigeenka…
Muqdisho (SONNA):- Golaha Midowga Yurub ayaa go’aamiyay in si kumeel gaar ah xayiraad loogu soo rogo bixinta fiisaha muwaadiniinta Itoobiya.…
Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Shirka Madaxda Afrika iyo Bangiga Adduunka ayaa…
Maka,(SONNA):-War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa loogu digay shirkadaha ku shaqeysta hanaanka been…
Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Kulan sagootin ah maanta Muqdisho kula qaadatay Ergeyga Gaarka ah…
Muqdisho(SONNA):-Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey…
Muqdisho, February, 9, 2024, Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa duulimaadkii u horreyay muddo ka badan labo sanno kaddib maanta…
Muqdisho (SONNA): Masuuliyiin ka tirsan dowldda Soomaaliya iyo ganacsato ayaa ka qeybgalay bandhigga suuqweynaha Muqdisho oo sanadkii 5-aad oo xiriir…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa kulan la…
Muqdisho (SONNA): Madaxda wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS oo uu hogaaminaayo mudane wasiir…
Doha (SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Axmed Macalin Faqi, ayaa maanta…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta dowladda FS mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali…