Madaxweynaha JFS oo ka hadlay xadgudub ka dowladda Itoobiya ay ku hayso madaxbanaanida

Muqdisho,(SONNA):-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Salaadda Jimcaha uga hadlay xadgudub ka dowladda Itoobiya ay ku hayso madaxbanaanida, gobnimada,midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed, isagoo sheegay in wali ay

By shiine Shiine

CAALAMKA

In ka badan Boqol kun oo ka qaxay dagaalada ka socda Rafac ee u dhaxeeya Israel iyo Xamas

Dagaal culus ayaa ka socda dhulka koonfurta Gaza ee Rafah,iyadoo kooxaha Xamaas ay ridayaan gantaallo iyo hoobiyeyaal lala beegsanaayo ciidamada

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dalka Kenya uga qeyb galay kulan looga hadlayey wada hadallada Nabadda ee South Sudan

Nairobi (SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qeyb ka ah kulan looga hadlayey wada-hadallada

Muxuu yahay kaarka cusub ee waajibka looga dhigay Xujeyda sanadkaan in ay qaataan?

Muqdisho (SONNA):- Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Sacuudiga ayaa xaqiijisay in kaarka casriga ah ee “Nusuk” ee Xujeyda sanadka 1445-2024 uu

Mareykanka oo hakiyay shixnad hub ah oo ku socotay Israel

Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa xaqiijiyay wararka sheegaya in Mareykanka uu hakiyay shixnad hub ah oo ku socotay Israa’iil,

GANACSIGA

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay xadgudub ka dowladda Itoobiya ay ku hayso madaxbanaanida

Muqdisho,(SONNA):-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Salaadda Jimcaha uga hadlay xadgudub ka dowladda

Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Kenya

Muqdisho.(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga

Khudbadda Madaweynaha JFS ee ku aadan Xuska Maalinta Midowga Europe

Khudbadda Madaweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa ay u qorneyd sidatan”- Waxa aan filayaa in aad

R/Wasaare Xamza oo la kulmay xildhibaanada Soomaalida ee ku jira  baarlamaanka Kenya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadaa Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maalmahan safar shaqo ku