Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Janaraal Maxamed Cali Abokor
    March 7, 2026
    Gubadleey oo u gudubtay wareega 3-aad Tartan cilmiyeedka warbaahin Qaranka
    March 7, 2026
    Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuca baarista caafimaadka indhaha ee ardayda dugsiyada
    March 6, 2026
    Barnaamij lagu afurinaayo dadka barakacayaasha ah oo ka socda Muqdisho
    March 6, 2026
    Madaxweynaha Soomaaliya oo xubnaha 2-da Aqal xalay ku maamuusay kulan afur ah
    March 6, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurka Oof-wareenka (warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurka Oof-wareenka (warbixin)
GudahaMaqaallada

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurka Oof-wareenka (warbixin)

By Kulane
Last updated: January 7, 2023
3 Min Read
Share

Dalalka dunida ayaa manta u dabbaaldegaya xuska  munaasabadda 12-ka Nofembar oo ah maalinta wacyigelinta cudurka ku dhaca sanbabaha ee loo yaqanno Oof-wareenka

Oof-wareen waa xanuun keena xaalad barar ah oo la soo dersasambabada,waxaana calaamadaha sida caadiga ah lagu garto ka mid ah qufac qalleyl ah, laab xanuun, qandho, iyo neefsashada oo ku adkaata qofka.

Cudurkaasi,waxaa badanaa keena caabuqa fayrasyada ama bakteeriyada,iyadoo nuuc ka mid ah lagu daaweyn karo tallaal ama daawada Antibiyootik,halka nuucyada kale ee qatarta ah ay u baahan yihiin in la isticmaalo oksijiinta mudada ay socoto daaweynta.

Qarnigii 20-aad markii la bilaabay isticmaalka daawada antibiyootiga iyo tallaalada ,waxaa hoos u dhacay cudurkaasi oo sanad kasta saameyn jiray ilaa 450 milyan oo qof oo adduunka ah,isla markaana dili jiray 4-milyan.

Inkastoo cudurkaan uu yahay mid halis ah,haddana.waxaa saacida wasaqowga hawada ee ay sababaan qiiqa ay sii daayaan warshadaha,gawaarida,gaaska iyo sigaarka la cabo,kuwaas oo noqon kara qodobada ugu horreeya ee soo dedejiya qatarta fjimashada oof wareenka.

Labadii sano ee la soo dhaafay waxaa dunida ka dilaacay cudurka Covid 19- oo ka mid ah cudurada ku dhaca sanbabaha,wuxuuna sii laba jibaay fafidda cudurka ,isagoo keenay  dhimasho degdeg ah.

Xuska Maalintaan waxay gacan ka geysataa sidii dhibaatada caafimaad loo gaarsiin lahaa dadweynaha,isla markaana loo dejin lahaa siyaasad cad oo ka tarjumeysa in si isku mid ah loola dagaallamo cudurka.

Qorshaha Caalamiga ah ee Ka-hortagga iyo Xakamaynta cudurka oof-wareenka oo fikrad ahaan ka yimid WHO,ayaa qeexaya in 1 dad ka badan milyan noloshooda la badbaadin karo sannad kasta,haddii la helo daawooyin tayo leh oo la gaarsiiyo dalalka caalamka,gaar ahaan kuwa saboolka ah.

Xuska sanadkaan ayaa ku soo beegmayxilli caalamka ay walwal ka muujinayaan xowliga uu ku socdo cudurka Covid 19 iyo wax ka qabasho la’aanta wasaqowga hawada oo la tilmaamay in ay lug ku leeyihiin ama ay saacidaan nuucyada cudurada ee ku dhaca sambabaha ama neef mareenka.

Si kastaba ha ahaatee, cudurka Oof-wareenka ayaa weli ah qatar ugu weyn ee u baahan in si wadajir ah loo wajaho wax ka qabashada cudurkaasi.

W/qoray Shire Xasan Kulmiye

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Janaraal Maxamed Cali Abokor

Muqdisho.SONNA…Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u…

March 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka Nabad-sugidda ee Gedo ka howlgala oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee ka howlgala gobolka Gedo ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno hoos yimaada Degmada Luuq…

GudahaWararka
October 1, 2023

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay dhiggiisa dawladda Turkiga “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji oo booqasho ku jooga Dalka Turkiga ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga…

GudahaWararka
September 4, 2021

Xubin ka tirsanaa Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka ku sugan Baxdo

Muqdisho(SONNA):-Cabdi Cabdillaahi oo ahaa xubin ka tirsan kooxda Khawaarijta ayaa isu soo dhiibay Ciidanka Qaranka ee ku sugan Gobolka Mudug…

GudahaWararka
August 10, 2023

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal lala beegsaday khawaarijta ka fuliyay Sh/Hoose

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha…

Gudaha
August 8, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023