Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya
    December 7, 2025
    Madaxweynaha JFS oo guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsanaa xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya
    December 7, 2025
    Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya
    December 7, 2025
    Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oa tacsiyeeyay geerida marxuum Xuseen Axmed Qoryooley
    December 7, 2025
    Casho sharaf loo sameeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Caalamiga ah ee Iscafinta iyo Nabadda
    December 7, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Xoghayaha Joogtada Ah Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Dowladda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Xoghayaha Joogtada Ah Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Dowladda
Wararka

Xoghayaha Joogtada Ah Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Dowladda

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 22, 2019
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA), Talaado, October 22, 2019—Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir ay yeelanayaan agaasimayaasha guud ee wasaaaraha dowladda.

Shirka oo soconaya October 22-26, 2019, ayaa lagu qiimeynayaa meesha ay mareyso shaqada dowladdu ay ummadda Soomaaliyeed u heyso iyo wixii ka qabsoomay qorshihii loo dejiyay wasaradaha iyo tubaha qaranka.

Kulanka ay leeyihiin agaasimayaasha guud ayaa sidoo kale looga hadlayaa, si aad ahna looga doodayaa qorshaha horumarinta qaranka (2020-2024), hiigsiga guud ee qaranka, gaaridda himilooyinka ummadda Soomaaliyeed.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda  Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay…

December 7, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Cabdiraxmaan Mucaawiye oo loo  Magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska R/Wasaaraha

Muqdisho.(SONNA)...Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa soo saaray wareegto si ku meel gaar ah xilka xoghayaha…

Wararka
August 2, 2020

Agaasimaha hay’adda socdaalka oo qaabilay safiirka dalka Jabuuti ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA): Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Axmed Siciid Maxamed ayaa ku soo dhaweeyay xafiiskiisa safiirka dowlada…

GudahaWararka
October 8, 2024

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo la kulmay danjiraha Shiinaha

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan miro dhal ah kula yeeshay magaalada Muqdisho…

GudahaWararka
September 16, 2025

Dowladda Soomaaliya oo digniin udirtay dadka barah bulshada ku faafiya waxyaabah ka soo horjeeda Qawaaniinta dalka

Muqdisho,(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ka qeyb galay dood looga hadlayay dadka sida qaldan u isticmaala barah…

GudahaWararka
May 30, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023