Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool
    March 25, 2026
    Golaha Wasiirrada oo ansixiyey taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta iyo heshiisyo muhiim ah.
    March 25, 2026
    Golaha Wasiirrada XFS oo Taliyaha Ciidanka Asluubta u magacaabay Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.
    March 25, 2026
    Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga
    March 25, 2026
    Qoysas ku dhaqan duleedka  Baydhabo oo loo sameeyay biyo-dhaamin
    March 25, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo furay Kalfadhiga 35-aad ee Hay’adaha Sare Ciidamada Heeganka Afrikada Bari 
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo furay Kalfadhiga 35-aad ee Hay’adaha Sare Ciidamada Heeganka Afrikada Bari 
GudahaWararka

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo furay Kalfadhiga 35-aad ee Hay’adaha Sare Ciidamada Heeganka Afrikada Bari 

By SB
Last updated: December 13, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta furay Kalfadhiga 35-aad ee Hay’adaha Sare ee Ciidamada Heeganka Afrikada Bari (EASF), heerka guddiyada farsamo, kaas magaalada Muqdisho ka socon doona inta u dhexeysa 13 ilaa 18-ka bishan December.

Xoghayaha ayaa tilmaamay in muddada uu socdo shirkan diiradda lagu saari doono horumarinta awoodda Ciidamada Heeganka Afrikada Bari, ka doodista qorshayaasha howleed ee sanadaha 2025–2026, miisaaniyadda EASF, warbixinada xisaab-xirka, iyo warbixinada guddiyada u xilsaaran qiimeynta saameynta colaadaha ka jira dalalka gobolka.

Sidoo kale, maalmaha soo socda waxaa kulamo yeelan doona Taliyeyaasha Ciidamada dalalka ku bahoobay EASF, kuwaas oo uu xigi doono shirka Wasiirrada Gaashaandhigga ee dalalkan

Soomaaliya ayaa martigelineysa sannadkan markii labaad shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari (EASF), taas oo mar kale muujinaysa kaalinta muuqata ee Soomaaliya ka qaadanayso xoojinta nabadda, amniga, iyo iskaashiga difaaca ee dalalka gobolka Afrikada Bari.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

Muqdisho (SONNA): Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool,…

March 25, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiisyo muhiim ah

Ankara-(SONNA)-Xarunta War-bixinnada Maaliyadda Financial Reporting Center (FRC) ee Soomaaliya iyo hay’adda sirdoonka maaliyadda ee Turkiga (MASAK) ayaa magaalada Ankara ku…

GudahaWararka
September 25, 2024

DFS oo ugu baaqday Puntland iyo Jubbaland in ay kusoo biiraan shirka wada tashiga Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale ugu yeeraysaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland in ay ku soo biiraan…

WararkaWargayska
February 22, 2021

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xarigga ka jaray chanellka 2-aad ee Tvga Qaranka (SNTV2)+sawirro

Muqdisho(SONNA) Munaasabad ballaaran oo xariga looga jarayay chanelka labaad ee TV Qaranka Soomaaliyeed ee (SNTV2) ayaa ka dhacday xarunta wasaaradda…

Wararka
January 22, 2020

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo berri yeelana shir gaar ah

Muqdisho (SONNA)-Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri oo Sabti ah 01da bisha May yeelanaya kullan gaar ah…

GudahaWararka
April 30, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023