Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Toddobaadka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Toddobaadka
GudahaWararka

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Toddobaadka

By Aadan Sooyaal
Last updated: March 15, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho, Arbaco 15, March, 2023

1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomin doona Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo ay ka qeygalayaan madaxda Dowlad Goboleedyada. Shirkan oo ka dhacaya magaalada Baydhabo ayaa noqonayaa kii shannaad 9kii bilood ee la soo dhaafey.

2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Asmara toddobaadkan wadahadal lagu xoojinayo xiriirka labada dal kula yeeshay Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki.

3- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu sheegay in ilaa iyo toban kun oo macalimiin ay Dowladda Federaalka qoran doonto xilli uu furayey Shir Weynaha Qaran ee Waxbarashada Soomaaliya.

4- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ethiopia u fadhin doona Soomaaliya Mukhtar Mohamed Ware.

5- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga cunaqabateynta maaliyadeed ee cayiman, Sharciga Hayโ€™adda Sirdoonka Qaranka (NISA) iyo Sharciga Korontada Qaranka.

6- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa ku baaqey in la fududeeyo maamulka adeegga socdaalka xujeyda Soomaalida ee sannadkan.

7- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa daah-furay Siyaasadda Ilaalinta Daryeelka Bulshada Soomaaliyeed ee dan-yarta ah, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada.

8- Aqalka Sare eeย  Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyey Sharciga La Dagaalanka Argagixisada, Sharciga Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Sharciga Aqoonsiga Dadweynaha iyo. Xubnaha Guddiga Madaxa Banaan ee Dib U Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka.

9- Hawgal ay wada fuliyeen Guutada Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka dhacay degaanka Miido ayaa waxaa lagu dilay tiro ka mid ah maleeshiyaadka Khawaarijta.

10- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibril Abdirashid Haji ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray shir looga hadlayey hirgelinta hannaanka casriga ee diiwaan gelinta ganacsiga.

11- Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Aadan ayaa Muqdisho ka furay shirka saddex biloodlaha ee isku duwidda hawlaha caafimaadka Soomaaliya.

12- Shirkadda Diyaaradaha Fyl Dubai ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah u bilowday duulimaad maalin walba ah oo ah Muqdisho iyo Dubai ah.

13- Wasaaradda Shaqada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay tirakoobka shaqaalaha rayidka ee dowladda.

14- Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa shirkadaha isgaarsiinta dalka fartey inay deg deg u fuliyaa goโ€™aannada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda & La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ee soo baxay 14-kii Febraayo 2023.

15- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Guuto Sulub Ahmed Firin ayaa magaalada Kismayo ku soo xisay shirka taliyeyaasha Ciidanka Booliska ee Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda dhexe.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka Dowladda oo cagta mariyay koox khawaarij ah oo ku sugnaa Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa nabad-sugidda ayaa maanta jab xoogan gaarsiiyay kooxaha Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaayey deegaada buuraleyda ah ee…

Gudaha
February 7, 2025

Xafiiska xeer ilaalinta iyo Laamaha Amniga oo qabtay 189 kartoon oo lagu soo qariyey daroogo

Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kaashanaya Laamaha Amniga oo Garoonka Aadan Cadde ku qabtay 189 Kartoon oo lagu…

GudahaWararka
August 7, 2025

ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku khaarijiyay horjoogihii Al-Shabaab u qaabilsanaa degmooyinka Guriceel iyo Ceelbuur

Muqdisho.(SONNA):- Ciidanka xoogga dalka ayaa saaka Guriceel ku khaarijiyay 6 Maleyshiyo ka tirsan Argagixisada Al-shabaab oo uu ku jiro horjoogihii…

GudahaWararka
January 23, 2022

Hayโ€™adda Duulista Rayidka oo digniin adag u dirtay maamulka Waqooyi Galbeed

Muqdisho (SONNA): Hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maamulka gobolada woqooyi ku eedeysay inuu ku kacay falal xadgudubyo heerarkoodu kala duwan…

GudahaWararka
February 19, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023