Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddiga doorashooyinka oo shaaciyey liiska ururrada ka tartamaya Koonfur Galbeed
    April 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha Ciidamada
    April 7, 2026
    Wasiir Cabdulqaadir Maxamed oo Xildhibaan loo doortay
    April 7, 2026
    Soomaaliya oo la wareegtay kursiga. Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika
    April 7, 2026
    Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo
    April 7, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Warfaafinta XFS oo daahfuray kulan looga hadlayo xakameynta iyo ka hortagga faafitaanka fikradaha Xagjirka ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Warfaafinta XFS oo daahfuray kulan looga hadlayo xakameynta iyo ka hortagga faafitaanka fikradaha Xagjirka ah
GudahaWararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daahfuray kulan looga hadlayo xakameynta iyo ka hortagga faafitaanka fikradaha Xagjirka ah

By Dahir Aadan Cali
Last updated: February 8, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay kulan socon doona afar maalmood oo ku saabsan doorka ururada bulshada ka qaadan karaan xakameynta iyo ka hortagga faafitaanka Fikradaha Xagjirka ah.

Kulankan ayaa waxaa si wadajir ah u soo Agaasimay Hay’adda Qaranka ee ka Hortagga Fikirka Xagjirka ee TUBSAN iyo Hay’adda CCCPT-ASWAN FORUM ee Dalka Masar.
Wasiirka ayaa xusay muhimadda kulankaan aqoon is weydaarsiga ah oo uu sheegay inuu ka tarjumayo fulinta heshiiskii istaraatiijiyadeed ee dhawaan magaalada Qaahira ku wada saxiixdeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Cabdulfataax Al Sisi.
Wasiirka Warfaafinta Mudane Daa’uud Aweys ayaa intaa ku darey in kulankaan uu dhanka kale xoojinayo kaalinta ay ururada bulshada ku leeyihiin dagaalka looga soo horjeedo Argagixisada iyo in dalka laga tirtiro Fikirka Xagjirka, taas oo qeyb ka ah saddexda tiir ee dagaalka Khawaarijta, kuwaas oo kala ah dagaalka Milateri, Xakameynta dhaqaalaha iyo habka fikirka.

Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale, sidoo kale waxaa ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS Mudane Maxamed Barre, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda XFS Mudane Ilyaas Sheekh Cumar, Wakiilka Midowga Afrika Mohamed Al Emine Souef, Agaasimaha Guud ee TUBSAN Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo Mas’uuliyiin kale.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddiga doorashooyinka oo shaaciyey liiska ururrada ka tartamaya Koonfur Galbeed

Baydhabo (SONNA): Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay liiska ururrada siyaasadeed…

April 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka dhallinyaradda iyo Ciyaaraha ee XFS oo kulan la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee dalka Finland u qaabilsan Geeska Afrika

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Dhallinyrada iyo ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan Xildhibaanno ka tirsan guddiga…

GudahaWararka
January 16, 2023

Kismaayo oo u gudubtay wareegga 3-aad ee  Tartan cilmiyeedka Ramadaan

Muqdisho (SONNA): Degmada Kismaayo  oo ka tirsan Gobolka J/Hoose ayaa u gudubtay wareegga 3-aad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib, markii…

Gudaha
March 9, 2026

Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti

Dadka reer Jabuuti waxa ay ka mid yihiin shucuubta Soomaalida ee nasiibka u helay in ay ku noolaadaan geeska Afrika,gaar…

GudahaMaqaallada
June 27, 2023

Gudigga Doorashooyinka Qaranka oo Matabaan ka Bilaabay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa si habsami leh uga bilaabatay maanta diiwaangelinta codbixiyeyaasha, taas oo ay wadaan masuuliyiinta Guddiga…

GudahaWararka
March 10, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023