Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddiga Qaran ee Shaqaalaha Rayidka iyo Isbitaalka Hodan oo kala saxiixday heshiis muhiim ah
    April 5, 2026
    Taliyaha Ciimada Booliska Soomaaliya oo Baydhabo kula kulmay Saraakiisha ciidamada
    April 5, 2026
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba 
    April 5, 2026
    Wasiirro katirsan XFS oo booqasho ku tegay qaybo ka mid ah magaalada Baydhabo
    April 5, 2026
    Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda SODMA
    April 5, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiirro katirsan XFS oo booqasho ku tegay qaybo ka mid ah magaalada Baydhabo
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirro katirsan XFS oo booqasho ku tegay qaybo ka mid ah magaalada Baydhabo
GudahaWararka

Wasiirro katirsan XFS oo booqasho ku tegay qaybo ka mid ah magaalada Baydhabo

By Abdulkadir
Last updated: April 5, 2026
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa booqasho ku tegay qaybo ka mid ah magaalada Baydhabo.

Wasiirrada ayaa halkaas kula kulmay shacabka iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed, iyagoo kormeeray xaaladda amniga iyo horumarka laga sameeyay sugidda xasilloonida.

Booqashadan ayaa muujinaysa dadaalka joogtada ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya ku bixineyso xoojinta amniga, kobcinta kalsoonida shacabka, iyo adkeynta xiriirka u dhexeeya dowladdu iyo bulshada.

Intii ay ku sugnaayeen Baydhabo, Wasiirrada ayaa si weyn u adkeeyay muhiimadda ay leedahay in amniga iyo is-dhexgalka bulshada la isku xiro, maadaama nabad waarta lagu gaari karo oo keliya marka ay shacabka iyo hay’adaha amniga si dhow u wada shaqeeyaan. Waxay tilmaameen in shacabka ay laf-dhabar u yihiin amniga, isla markaana ay door muuqda ku leeyihiin ka hortagga iyo la dagaallanka khataraha amni.

Sidoo kale, Wasiirrada ayaa ku ammaanay shacabka Baydhabo doorkooda firfircoon ee nabadeynta iyo la dagaallanka argagixisada, iyagoo caddeeyay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go’an tahay dardargelinta howlgalada lagu ciribtirayo kooxaha amni-darrada wada, iyo xoojinta wada-shaqeynta u dhexeysa shacabka iyo ciidamada qalabka sida.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddiga Qaran ee Shaqaalaha Rayidka iyo Isbitaalka Hodan oo kala saxiixday heshiis muhiim ah

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda iyo Isbitaalka Hodan ayaa si rasmi ah…

April 5, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maamulka Gobalka Banaadir oo ka digay ka ganacsiga Maandooriyaha

Muqdisho (SONNA) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka…

Wararka
August 29, 2024

Mareykanka oo ku dhawaaqay dhaqaale uu kaga qeyb galayo arrimaha gargaarka Soomaaliya

Muqdisho (SONNA) Kadib shir jaraa'id ay ku  qabatay magaalada Muqdisho Danjiraha dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Marwo Linda-Greenfield Thomas ayaa…

GudahaWararka
January 29, 2023

Wasiirka Caafimadka XFS “Dowladda waxaa ka go’an tayeynta cisbitaalada iyo hirgalinta kuwo cusub”

Wasiirka Caafimadka XFS  Dr. Cali Xaaj oo ka qeybgalay kulanka todobaadka  waraahinta qaranka ayaa xusay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal…

Gudaha
August 8, 2025

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Qaycad

Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxwaynaha maamul goboleedka Galmudug mudane, Axmed Cabdi Kaariye "QoorQoor" ayaa goordhow gaaray degaanka Qaycad oo ka mid ah furimaha hore…

GudahaWararkaWargayska
July 22, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023