Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Shacabka Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay Ansixinta Dastuurka Dalka
    March 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shirka madaxda ururka Bulshada Bariga Afrika
    March 7, 2026
    Taliyaha Ciidamada XD oo kormeeray deegaanno lagaa xorreyay Khawaarijta
    March 7, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo booqasho shaqo ku tegay Diinsoor
    March 7, 2026
    R/Wasaaraha XFS oo daahfuray xarun cusub oo qaabilsan ka hortagga weerarada internetka
    March 7, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka difaaca Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka difaaca Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga
GudahaWararka

Wasiirka difaaca Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 29, 2024
1 Min Read
Share

Izmir-Turkiye-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Difaaca ee Jamhuuriyadda Türkiye, Yaşar Güler, intii lagu guda jiray bandhiga EFES-2024.

Kulanka gaarka ah oo ka dhacay magaalada Izmir ee dalka Turkiga, halkaas oo uu ka socday bandhig Millitery oo ay ka qayb qaadanayeen Ciidamada 49 dowladood oo isbahaysi la ah Turkiga ayay labada mas’uul kaga wada hadleen xoojinta xiriirka difaac ee labada dal.

“Walaalaheenna Turkiga waxay kaalin weyn ka qaataan dhismaha ciidankeenna, horumarintooda iyo la dagaallanka Khawaarijta,” ayuu yiri Wasiirka Difaaca Soomaaliya.

Dowladda aynu Walaalaha nahay ee Turkiya ayaa waxay kaalin weyn ka qaadataa dhismaha qaybaha kala duwan ee Ciidamada XDS, horumarintooda, la dagaallanka khawaarijta, kaabayaasha dhaqaalaha dalka iyo arrimaha bini’aaddannimada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Shacabka Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay Ansixinta Dastuurka Dalka

Muqdisho,(SONNA):- Isku soo bax lagu taageerayo dhammeystirka iyo ansixinta Dastuurka Dalka ayaa caawa lagu qabtay…

March 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Diblomaasiyiin iyo shaqaalo Mareykan ah oo laga daad-gureeyay colaadda Suudaan

Muqdisho.(SONNA):- Shaqaalaha safaaradda Mareykanka iyo qoysaskooda ayay ciidamada Mareykanku ka daad-gureeyeen caasimadda Suudaan ee Khartuum, halkaas oo ay dagaallo ka…

Caalamka
April 25, 2023

Madaxweynaha JFS oo furay Shirweynaha labaad ee iskaashiga ganacsiga Ururka Bulshada Bariga Afrika

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shirka Iskaashiga Ganacsiga Dalalka Bariga Afrika oo markii 2aad…

GudahaWararka
October 7, 2025

Hay’adda SoDMA oo ka digtay dabaylo kusoo wajahan Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Soomaaliya oo ku soo wajahan dabaylaha El-Niño oo ah Roobab Sababaya Fatahaad iyo daadad bilaha October iyo November. Guddoomiyaha Hay'adda…

GudahaWararka
September 26, 2023

Heshiis laga gaaray shirka howl-gelinta iyo xog-isweydaarsiga ku aaddan Hannaanka Diiwaan Gelinta Ganacsiga Soomaaliya

Muqdisho (SONNA) Waxaa magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda Galmudug kusoo gabagaboobay, shir muddo 4-maalmood ah 11/14/03/2023 uga socday Wasaaradda Ganacsiga iyo…

GudahaWararka
March 14, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023