Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir Ku-xiggeenka Wasaaradda Howlaha Guud oo Furay Shirka Wada-tashigga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasiir Ku-xiggeenka Wasaaradda Howlaha Guud oo Furay Shirka Wada-tashigga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed.
Wararka

Wasiir Ku-xiggeenka Wasaaradda Howlaha Guud oo Furay Shirka Wada-tashigga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed.

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 5, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Shirkaan oo socon doono Muddo seddex maalin ah ayaa waxaa diiradda lagu
saari doonaa dhameystirka Wada-tashiga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed, Xoojinta Wada-shaqeynta Wasaaraddaha Howlaha guud ee heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir, waxaana ka qeyb galay Wasiirka Howlaha guud ee XFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow iyo Masuuliyiin kale.

Qaab dhismeedka Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed oo ka kooban Sagaal Xubnood ayaa Agaasimaha guud ee wasaaaradda Howlaha guud Mudane Axmed Maxamed Imaan waxa uu ka  warbixiyay heerarka uu soo maray shirkaan iyo ahmiyadiisa.

“Sharciga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed waxa uu horyaallaa Golaha Shacabka, waxaa ka shaqeyneynaa siddii loo soo gabo-gabeyn lahaa shaqadiisa, Waana Sharci muhiim u ah dalka” ayuu yiri Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud eeXFS.

Wasiir Ku-xiggeenka Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Xasan Cismaan ayaa sheegay in si dhow ay uga wada shaqeynayaan siddii loo dhameystiri lahaa dhismaha Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed.

“Annaga iyo Wasaaradda Howlaha Guud ee Dowlad Goboleedyada si fiican ayaan u wada shaqeynaa, haseyeeshee sharcigaan marka uu noqdo mid rasmi ah waxaa uu ka mid noqon doonaa kaabayaasha Dhaqaalaha dalka iyo inay dhismaan wax lagu kalsoon yahay” ayuu yiri Wasiir Ku-xiggeenka Wasaaradda Howlaha Guud XFS.

Hay’adda Qaran ee jidadka Soomaaliyeed ayaa qeyb ka ah Hay’addihii ku bur-buray
dagaaladii dalka ka dhacay, waxaana haatan mar kale uu hor-yaalaa
Golaha Shacabka Barlamaanka oo ay ka dhiman tahay Akhrinta Seddexaad iyo meel
marintiisa, iyaddoo Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska XFS ay wado la-
tashi lala sameynayo Hay’addaha Dawladda ee heer Federaal iyo Heer Dowlad
Goboleed.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”

Muqdisho.SONNA...Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay

Laba ka mid ah shaqaalaha safaaradda Israa’iil ay ku leedahay Mareykanka ayaa toogasho lagu dilay weerar ka dhacay bannaanka madxafka…

Caalamka
May 22, 2025

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Finland u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Finland u fadhiya…

GudahaWararka
October 9, 2023

Wasiir Cali-xoosh oo xilka u kala wareejiyay guddoomiyaha cusub ee hey’adda qaxootiga iyo guddoomiyihii hore

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta xilka u kala wareejiyey…

GudahaWararka
January 8, 2025

Cabsan mayno Maanta Cudud baynnu leenahay (WARBIXIN)

Xiisada Geeska Afrika ayaa soo cusboonaatay dabayaaqadii bishii Agoosto markii labo diyaaradood oo kuwa Xamuulka ah oo Milateriga Masar ay…

GudahaMaqaallada
September 28, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023