Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanno dhaca Gaalgaduud
    March 13, 2026
    Wasaaradda Batroolka XFS oo ka hadashay cabashooyinka dadweynaha ee dhanka shidaalka
    March 13, 2026
    Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay
    March 13, 2026
    Gubadley iyo Kaaraan oo u gudbay wareegga afar dhammaadka ee tartan cilmiyeedka Ramadaan
    March 13, 2026
    Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir Fiqi” Wixii Siyaasad ah DF inay ka shaqeyso iyada ayaa ku filan, marka majirto sabab uu sii jiro xafiis QM oo siyaasad ka shaqeeya,”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Fiqi” Wixii Siyaasad ah DF inay ka shaqeyso iyada ayaa ku filan, marka majirto sabab uu sii jiro xafiis QM oo siyaasad ka shaqeeya,”
GudahaWararka

Wasiir Fiqi” Wixii Siyaasad ah DF inay ka shaqeyso iyada ayaa ku filan, marka majirto sabab uu sii jiro xafiis QM oo siyaasad ka shaqeeya,”

By Dahir Aadan Cali
Last updated: November 3, 2024
3 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dalka isku filnaasho siyaasadeed iyo mid amni uu gaaray,, dowladda federaalkana ku filan tahay in ay ka shaqeyso wixii siyaasad ku saabsan, isagoo dhanka kale, carabka ku adkeeyay in aysan jirin sabab qasbi karta in uu sii jiro xafiis Qaramada Midoobay oo siyaasad ka shaqeeya.

Wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay in 10-sanno ka dib, Dowladda Federaalka muhiimad u aragtay in dib u eegis lagu sameeyo shaqada xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

” 10-sanno ka hor oo ah markii xafiiskan Qaramada Midoobay la furaayay dalka hadda ma joogo, wuxuu joogaa meel uu isku filnaasho gaaray oo wax walba qabsan karo, taas waxay keentay marka in la sameeyo dib u eegis dhammaan Dowladnimadeynii kala qaarneyd oo qaar ka mid xafiisyo kale naga taalay ama amnigeynii kala qaarnaa oo qaar ka mid na loo hayay, Dowladda Soomaaliyeed uu hadda hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud muhiimaddeedu waxay tahay in dalka isku filnaado oo uu qabsado shaqadiisa, sida hadda dhaqaalaha iskul filnaasho laga gaaray oo xaggii shidaalka iyo shirkado in la keeno la gaaray, xagga siyaasadda iyo amnigana laga gaaro oo dadka Soomaaliyeed shaqadoodii Dowladdooda u qabato oo gacamaha iyo xafiisyada kale ee ay taalo laga soo ceshado,

Sidoo kale, Wasiir Fiqi oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri”Aniga markaan xafiiska imid bishii lixaad waa la xusuustaa inaan warqad qornay oo aan leenahay xafiiska, waxaan rabnaa in xafiiskan la geliyo si tartiib tartiib ah in shaqadiisii lagu soo wareejiyo hay’adaha Dowladda Soomaaliya, asagana uu isku beddelo (UN country team) oo ah xafiisyada caadiga ah ee UNICEF, WHO iyo WFP, shaqadii caadiga ahyd, balse xafiiskaas siyaasadda u furan in shaqadiisa soo gebo-gabowdo oo siyaasadda Soomaaliya Dowladda Soomaaliya la wareegto,”.

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay soo jeedintii Dowladda Federaalka ee ahayd in Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya muddo kala-guur ah la geliyo, muddadaas kala-guurka ahnala qiimeeyo, shaqooyinka ay qabtaana, sanadka kowaad lagu wareejiyo hay’adaha Dowladda si meesha uga sii wadaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanno dhaca Gaalgaduud

Cutibyo katiran Ciidanka Gorgor ayaa howlo biyo dhaamin ah u sameeyay qoysas badan oo ku…

March 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday ciidamada Macawisleyda ee Muqdisho lagu daweynayo

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday…

GudahaWararka
May 19, 2025

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo baaritaanno ah kawada deegaanadi  ay shalay la wareegeen

Muqdisho:(SONNA-Kadib markii shalay ciidamada kummaandooska Xoogga dalka ee Danab iyo Gor-gor ay maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ka saareen degaannada Jilib Marko…

Wararka
June 23, 2020

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Djibouti ee Ethiopia oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Adis Ababa (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Warfaa iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Cabdi Maxamuud…

GudahaWararka
June 26, 2023

Wasaaradda waxbarashada XFS oo shaacisay xilliga la qaadayo Imtaxaanka Fasalka 12-aad ee dugsiyada sare

Muqdisho,(SONNA):-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS ayaa shaacisay xilliga u si rasmi ah u furmayo qorshaha lagu galayo…

GudahaWararka
June 6, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023