Wasaaradda Shaqada XFS oo hakisay xaadirinta Shaqaalaha Dowladda

La wadaag cid kale
Muqdisho-(SONNA)-)-Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada dowladda Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa lagu sheegay in la hakiyay xaadirinta shaqaalaha dowladda si looga hortago faafitaanka covid-19 oo markale kasoo labo kacleeyay gudaha dalka.
La wadaag cid kale