Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo gabangabeeyey wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed ee uu ka waday Koofur Galbeed
    April 8, 2026
    Kulan lagu dardargeliyo kala-guurka ay hoggaaminayso Soomaaliya iyo  UNTMIS oo Muqdisho lagu qabtay
    April 8, 2026
    Hoggaamiyaha KGM ee Koonfur Galbeed oo kormeer ku sameeyey xarunta maamulka Baydhabo
    April 8, 2026
    SoDMA oo Baydhabo ka wada bixinta deeq gargaar raashin ah oo la gaarsiinayo dadka danyarta ah
    April 8, 2026
    Markabka qodista shidaalka Turkiga ee Çağrı Bey oo soo gaaray biyaha Soomaaliya
    April 8, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Warfaafinta Madaxtooyada iyo madaxda SONNA oo ka wada hadlay qorshaha baahineed ee Wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Warfaafinta Madaxtooyada iyo madaxda SONNA oo ka wada hadlay qorshaha baahineed ee Wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed+Sawirro
Wararka

Warfaafinta Madaxtooyada iyo madaxda SONNA oo ka wada hadlay qorshaha baahineed ee Wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 16, 2019
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed (SONNA) Mudane; C/laahi Sheekh C/raxmaan (Heybe) ayaaShalay Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Agaasime kuxigeenka Warbaahinta Madaxtooyada Mudane;  Cabdirishiid Maxamed Xaashi iyo Saraakiil ka tirsan Xafiiska warfaafinta ee Madaxtooyada Qaranka.

Mas’uuliyiinta ayaa ka wada hadlay sidii loo dardar gelin lahaa baahinta xogta ku saabsan dib u dhiska iyo horumarinta Dalka.

Sidoo kale, kulanka waxaa lagu muujiyey muhiimadda ay leedahay in Shacabku ay si dhaw ula socdaan xogta ku saabsan dalka, duruufaha ku xeeran Dowladnimadeenna iyo tallaabooyinka horumarineed ee ay wadajirka uqaadayaan Shacabka iyo Dowladdooda.

Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay wada shaqaynta Wakaaladda iyo hey’adaha Dowladda, maadaama ay aas-aas u tahay haqab tirka baahida shacabku ay u qabaan ogaanshaha wararka iyo qorsheyaasha Dowladda.

Dhankiisa, Agaasime Kuxigeenka Warbaahinta Madaxtooyada Mudane; Cabdirishiid Maxamed Xaashi ayaa adkeeyey sida ay uga go’an tahay Madaxtooyada sara u qaadidda tayada Warbaahinta Dowladda iyo midda gaarka loo leeyahay, si kor loogu qaado wacyiga shacabkeenna ee dowladnimada, dimuqraadiyadda iyo horumarka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo gabangabeeyey wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed ee uu ka waday Koofur Galbeed

Baydhabo (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed…

April 8, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dab-damiska Dowladda Hoose ee Xamar oo ku howlan daminta Dab ka kacay Black sea

Muqdishp(SONNA)--Waaxda Dab damiska ee dowlada Hoose ee Xamar ayaa ku howlan daminta dab ka kacay isgooyska Black Sea ee ku…

WararkaWargayska
March 2, 2020

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayo cunnada iyo nafaqada

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay shirwaynaha cuntada iyo nafaqada…

GudahaWararka
September 11, 2023

Dowladda oo shaacisay in berri ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan

Muqdisho (SONNA) - Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta berri ah ay tahay maalinta koowaad…

Wararka
April 23, 2020

Safaaradda Soomaaliya Ee Koonfur Afrika Oo Dalka Dib Ugu Soo Celisay Muwaadiniin Ku Xanibnaa Dalkaas “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Safaaradda Soomaaliye ee Koonfur Afrika ayaa dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin gaaraya 49 qof oo isugu jira dhallinyaro,…

Wararka
August 26, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023