Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Kooxda Man City oo dalab qaali ah ka gudbinaysa Bruno Fernandes si ay saxiixiisa ugu garaacdo Man United
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Kooxda Man City oo dalab qaali ah ka gudbinaysa Bruno Fernandes si ay saxiixiisa ugu garaacdo Man United
Ciyaaraha

Kooxda Man City oo dalab qaali ah ka gudbinaysa Bruno Fernandes si ay saxiixiisa ugu garaacdo Man United

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
2 Min Read
Share

Manchester(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa doonaysa inay kaga adkaato naadiga ay coltamaan ee Manchester United saxiixa Bruno Fernandes, iyadoo war maanta soo baxay uu sheegayo inay laacibkan Sky Blue ka gudbinayso dalab qaali ah oo ku kacaya 100 milyan oo euro.

Manchester United ayaa la sheegayaa inay wajahayso tartan adag oo kaga imaanaya kooxda Manchester City taasoo sidoo kale doonaysa saxiixa Bruno Fernandes, iyadoo kooxda difaacanaysa horyaalka Premier League ay sidoo kale xiiseynayso saxiixa laacibka khadka dhexe ee reer Portugal.

Red Devils kooxda lagu naynaaso ayaa muddo raadinaysay 25-sano jirkaan, iyadoo marka hore ka fiirsanaysay inay u dhaqaaqdo xagaagii la soo dhaafay, laakiin heshiis ay uga soo qaadanaysay Sporting ayaa noqday mid aan dhaqan galin.

Xiisahooda ayaa markale dib u soo laabtay bishaan, laakiin waxa ay markale ku dhibtoonayaan inay heshiis la gaaraan kooxda Lisbon, kuwasoo xiddigooda ku qiimeystay dhawaad 68 milyan oo gini.

Man United ayaa haatan laga soo diiday dalab lagu qiyaasayo 50 milyan oo gini, laakiin waxa ay Sporting dhiiri-gelin kale ka haleysaa Manchester City oo xiiseynaysa xiddigooda, waxaana ay ku farxi karaan in Sky Blue ay diyaar la tahay lacagaha ay dalbanayaan.

Majaladda Waddanka Portugal ka soo baxda ee Correio de Manha ayaa warinaysa in Man City ay diyaar u tahay inay Fernandes ka gudbiso dalab ku kacaya adduun dhan 100 milyan oo euro oo u dhiganta 86 milyan oo gini, inkastoo ay isku dayi doonaan inay sidaas sameeyaan dhammaadka xilli ciyaareedka.

Sporting ayaa ku farxi lahayd inay ceshato xiddigan khadka dhexe illaa dhammaadka xilli ciyaareedka, kaddibna ay ku hesho lacag aad uga badan tan Man United ay diyaarka la tahay.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Maxamed Barre oo magacaabay guddiga qaban qaabada Ciyaaraha DG, SSC Khaatumo & gobolka Banaadir

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa magacaabay Guddiga Qaban Qaabada Ciyaaraha…

CiyaarahaWararka
October 30, 2023

Kooxda Paris Saint-Germain oo heshiiska u cusbooneysiinaysa Neymar Jr

Paris(SONNA)-Paris Saint-Germain ayaa la warinayaa inay furtay wadahadallada ay ku doonayso in qandraas cusub  uga saxiixato Neymar Jr sida wararku…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Maamulka Kooxda Real Madrid oo macallin Jose Mourinho weydiistay inuu iyaga sugo

Madrid(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay waydiisatay macallin Jose Mourinho inuu iyaga sugo oo uu joojiyo…

CaalamkaCiyaaraha
October 17, 2019

Xilliga la qabanayo, Magacyada kooxaha isugu soo haray & Wax waliba oo aad uga baahan tahay goorta la sameyn doono isku aadka Carabao Cup

Yurub(SONNA)-Isku aadka wareegga siddeed dhammaadka koobka Carabao Cup ayaa waxaa isugu soo haray siddeed kooxood kaddib markii ay xalay kulammadii…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023