Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya
    January 30, 2026
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wajiga koobaad ee dagaalka Khawaarijta ayaa lagu Xoreeyay 70 Degaan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Wajiga koobaad ee dagaalka Khawaarijta ayaa lagu Xoreeyay 70 Degaan
Maqaallada

Wajiga koobaad ee dagaalka Khawaarijta ayaa lagu Xoreeyay 70 Degaan

By Abdulkadir
Last updated: March 22, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Xukuumadda Dan-Qaran oo fulineyso aragtida Madaxweynah jamhuumriyadda federaalka soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee ku qotonta in xasilooni iyo nabada waarta lagu soo dabaaloย  dalka ayaa dajiysay qorshaha Qaran oo dalka looga sifeeynayo kooxaha khawaarijta,si qorshahaasi looga mira dhaliyana waxa ay xukuumadda Dan-Qaran qaaday dagaal seddex gesood ah sida Ciidanka,Dhaqaalaha,iyo fikirka.

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanayo kuwa degaanka iyo saxiibada Caalamka waxaa halgan xooggan kadib ay gacanta ku dhigeen dhul baaxad weyn oo ay khawaarijtu mudda ku dhibateen jirta dadka shacabka ah.

“Dagaalbaad ku jirtaan,wa in aan la joojin annagana kan xukuumad ahaan garabkiina ayaanu nahnay,wuuna soconayaa dalkana wan ka xoreyneyna khawaarijta”sidaa waxa yiri Ray”iisul wasaare Xamse

Waxa la xoreeyay in kabadan 70-gobood oo isugu jira degaanno,katirsan gobolada Hiraan,shabeellaha Dhexe Sh/Hoose Galgaduud iyo Mudug iyo jubbad Hoose,sida degaanada Aadan Yabaal, Xarardheer,Ceeldheer,Ruun-Nirguud iyo degร annno kale oo istaratiij ah,waxaana la isku furay wadooyinka u dhaxeeyo Beledweyne iyo Matabaan Buulabarde iyo Maxaas,waxana laga hortagay dhaq dhaqaaqa cadawga iyo gurmadka oo laga jaray goobihii muhiimka u ahaa ee ay isaga kala gooshi jireen sida Buundada Xawaadley.sidoo kale degaannada Masagawaa,Moqokori,Galcad Qayib,Masaajid Cali guduud iyo Janaay Cabdalle oo marina muhiim ah u ahaa Cadawga ayaa gacanta lagu dhigay,taasi oo dhabar jab aan laga soo waaqsan ku noqotay khawaarijta,waxana lagu laayay halkaa horjoogayaal badan iyo Maleeshiyaadkooda uu kamid ahaa Cabduqadir (Nadiir) oo katirsanaa Aas-asayashii kooxda Al-Shabaab.

Xukuumadda oo ka duleeyso baaxada dhulka u baahan in la xoreeyo ayaa diyaarisay ciidan leh tiro iyo taya ku filan si ay u gutaan waajibaadka la faray,kuwaa oo lagu soo carbiyay dalka iyo dibadda,waxaa la dar-dargaliyay qorista iyo isku dhafka ciidan cusub iyada oo loo maray Habraaca khurista ciidmada xoogga dalaka, islamarkaana laga soo kala qoray guud ahaan gobolada dalka si ay qeyb uga noqdaan howlgalka socda ee khawaarijta looga saarayo dalka.

Dagaalka dhanka ah khawaarijta Kuma usan goobney oo kaliya dagaalka tooska ah ee waxa jiray mid dhanka fikirka ah,xukuumadda Dan-Qaran ayaa xoojisay doorka wacyigelinta bulshada,waxan iyadoo loo marayo Warbaahinta Qaranka la diyaariyay Barnaamijyo looga hadlayo wacyigalinta bulshada islamarkaana loogu sheegayay in waxa ay wadaan khawaarijtu ay tahy baadil iyo ka been sheegida diinta Islaamka,sidoo kale waxa la xiray barihii Bulshada ay khawaarijtu u adeegsan jirtay faafinta dacaayadaha ay buslshada ku marin habaabiyaan.

Sidoo kale waxa ay xukuumadda dadaal badan ku bixisay isu keenida Culimada Soomaaliyeed oo laga kala keenay dalka gudihiisa iyo dibada iyagoo soo saaray fatwo bulshada loogu iftiiminayay in ay bannaantahy dagalka khawaarijta si wadajir ahna looga wada qeb qaato degaalka dalka looga xoreynayo khawaarijta.

 

waxaa dhidibada loo taagay Muqaal Baahiye cusub oo loogu magac daray SNTV-Daljir kaa loogu tala galay in qeyb weyn ka qaato oo lagu baahiyo howlgallada socda waxaana xarigaย  ka jaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Xukuumadda oo garwaasan kaalinta muhiimka ah ee Haweenka Soomaaliyeed uga jiraan bulshada ayaa Abaabushay olole wacyigalin ah oo haweenku kaga qeyb galayaan dib u xoreynta dalka,islamarkana ka turjumaya aragtida madaxweynaha ee halku dhigiisu ahaa Garanwaaga Gurihiina ka soo saar,waxa ayna Haweenka ku soo bandhigeen awodooda iyagoonaย  sidoo kale is garab taagay ciidmada qaranka ee jiidaha hore ku sugan iyo xasilinta dalka,waxana ay xukuumadu daahfurtay Qorshaha Qaranka ee kaalinta Haweenku ku leyihiin amniga iyo xasilinta guud ahaan dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya

MUQDISHO(SONNA):-Sarreeye Guuto Elio Manes ayaa maanta si rasmi ah u la wareegay xilka Taliyaha Howlgalka…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xubinnimada EAC Waxay Soomaaliya ย iyo Gobolkaba u ย Horseedi Doontaa Waa Cusub oo Rajo,Xasilooni iyo Barwaaqo ah

Hoggaamiyeyaasha Wadamada Urur Goboleedka Iskaashiga Bariga Afrika (East African Community) ayaa dhowaan go'aan ka gaaraya in Soomaaliya ay ugu dambeyntii…

Maqaallada
November 23, 2023

Khasaaraha la gaarsiiyey khawaariijta(WARBIXIN)

Muqdisho(SONNA):-Muddadii uu uu bilowday Dagaalka Khawaarijta oo ay iska wada kaashanayeen Ciidanka Qalabka Sida iyo Xoogagga Deegaanka ayaa waxaa lala…

MaqaalladaWararka
January 19, 2023

Yaa dhiira-geliya Musuq-maasuqa? (Warbixin)

Muqdisho(SONNA)Dowladda waxay si isku mid ah ula dagaallameysaa Khawaarijta oo caqabad ku ah nabadda iyo musuqmaasuqaย  oo ah dilaaga horumarka…

Maqaallada
May 7, 2023

Maxeey Xarardheere muhiim ugu ahayd Khawaarijta?. (Shan Qodob).

Xarardheere-(SONNA)-Magaalada Xarardheere, waa magaalo fac wayn, waa mid ka mid ah magaalooyinkii ugu hor qaatay maqaamka Degmonimo Gobolada dhexe, waa…

GudahaMaqaalladaWararka
January 16, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023