Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hodan iyo Gubadley oo ku soo baxay Tartanka kama dambeysta ee ka baxa Warbaahinta Qaranka
    March 16, 2026
    Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay gobolka Sh/hoose
    March 15, 2026
    Hay’adda SoDMA oo gurmad biyo-dhaamin ah ka sameysay gobolka Baay
    March 15, 2026
    Safiirka JFS ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday Muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran
    March 15, 2026
    Duqa Muqdisho oo kormeer ku tagay xarunta Agaasinka Waxbarashada oo dib loo dayactiray
    March 15, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo xoojinaya iskaashigooda dhinaca duulista
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo xoojinaya iskaashigooda dhinaca duulista
GudahaWararka

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo xoojinaya iskaashigooda dhinaca duulista

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 5, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa Talaadadii shalay qaabishay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Danjire Karin Johansson, iyadoo marka uu kulankaa soo dhammaaday ay Danjiraha Midowga Yurub booqasho ku soo gaartay xarunta dhexe ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ee caasimadda Muqdisho.

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Xasan oo xarunta dhexe ee Hay’adda ku soo dhaweeyay Danjiraha Midowga Yurub , ayaa warbixin ka siiyay howlaha shaqo ee Hay’adda oo horumarradii u dambeeyay ay gacan ka gaysteen xaqiijinta bedqabka iyo amniga hawada Soomaaliya iyo gobolka.

“Horumaradii u dambeeyay ee qalabka iyo khibrada howlwadeennada waxay sare u qaaday kobaca dhaqaalaha dalka iyo bedqabka iyo amniga hawada Soomaaliya.” ayuu yiri Maareeye Axmed Macallin oo intaa ku daray xoojinta iskaashiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya ee dhinacyada Duulista Rayidka inay sidoo kale gacan ka gaysanayso sare u kac ku yimaada horumarka adeegga Duulista Soomaaliya.

Adeegga Duulista Rayidka Soomaaliya oo ku jira hannaan horumarin ah ayaa ka faa’iideysanaya khibrada iyo aqoon iswaydaarsiga uu la yeelanayo ururrada caalamiga ah iyo dalalka horumarka ka sameeyay adeegga Duulista , iyadoo Midowga Yurub uu Soomaaliya la leeyahay iskaashi khibrad wadaag iyo horumarinta xirfadaha howlwadeennada ka howlgalla Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hodan iyo Gubadley oo ku soo baxay Tartanka kama dambeysta ee ka baxa Warbaahinta Qaranka

Muqdisho.SONNA…Tartamayaasha Degmada Hodan ayaa u soo baxay wareegga kama dambeysta ee tartan ciliyeedka nisha Ramadaan,kadib…

March 16, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maamulka Maxkamadda Sare ee dalka oo la kulmay madaxda Garsoorka Ruwanda

Godoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed iyo  Xeerilaaliyaha guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo Ku sugan…

Gudaha
January 7, 2023

Wasiirka Awqaafta XFS oo kulan la qaatay maamulka Xujeyda iyo Shirkadaha Xamlooyinka

Makkah-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Mukhtaar Roobow Cali, ayaa kulan la qaatay madaxda u adeegayso…

GudahaWararka
June 5, 2024

Shir looga hadlaayey sidii siyaasad Qaran looga yeelan lahaa arrimaha tahriibka oo lagu qabtay Muqdisho

MUQDISHO-(SONNA)-Shirkan oo uu soo qaban qaabiyay Xafiiska Ergayga gaarka ah ee Madaxweynah JFS u qaabilsan Arrimaha Muhaajiriinta, Soogalootiga iyo xuquuqda…

GudahaWararka
April 14, 2024

Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah ku fulisay saddex xubnood oo ka tirsanaa khawaarijta

Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda Ciidamada qalabka side ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay saddex dhagar-qabe oo kala ahaa Maxamed Cabdulle Abkow Cumar…

GudahaWararka
March 15, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023