Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo la soo gebagebeeyay
    February 1, 2026
    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo la kulmay Madaxda Ururka FESTUii
    February 1, 2026
    Hay’adda SoDMA oo qabatay shirka ka jawaabista deg degga ee Abaaraha
    February 1, 2026
    DF waxay mas’uuliyad ka saaran tahay amniga iyo bedqabka muwaadiniinta
    February 1, 2026
    Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
    February 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo la soo gebagebeeyay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo la soo gebagebeeyay
GudahaWararka

Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo la soo gebagebeeyay

By Dahir Aadan Cali
Last updated: February 1, 2026
3 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee heer federaal iyo Dowlad gobolleedyada oo si rasmi ah maanta loogu Soo gebagebeeyay Dhuusamareeb.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo Wasiir-ku-xigeenka, ayaa magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah ugu soo xiray Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee u dhexeeya Heerarka Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada.

Shirweynahan oo socday labadii maalmood ee 31 Janaayo iyo 1 Febraayo 2026, kana qabsoomay Dhuusamareeb, ayaa waxaa lagu falanqeeyay xoojinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda siyaasadaha tamarta iyo biyaha ee dalka, si loo helo qorshe mideysan oo wax looga qabanayo abaaraha, loona horumariyo adeegyada tamarta iyo biyaha ee bulshada Soomaaliyeed.
Intii uu socday shirku, waxaa lagu soo bandhigay mashaariicda ay Wasaaraddu waddo, kuwaas oo ay ka mid yihiin.

* Mashruuca Soo Kabashada Korontada Soomaaliya (ILAYS)

* Mashruuca Jowhar, oo ka mid ah mashaariicda horumarinta biyaha

* Mashruuca Barwaaqo +, oo ah mashruuc ballaaran oo laga fuliyay qaybo badan oo dalka ka mid ah, kuna saleysan deris-wanaag iyo iskaashi bulsho, isla markaana xoogga saaraya dhismaha biyo-xireenada.

* Barnaamijka Abaartire, oo ay si gaar ah u fulisay Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha, (XFS) kaas oo ujeeddadiisu tahay in xal waara laga gaadho saameynta abaaraha, lana xaqiijiyo in Soomaaliya yeelato ilo biyo oo la isku halayn karo mustaqbalka.

Wasiirradda Wasaaradaha Tamarta ee Dowlad-Goboleedyada ayaa bogaadiyey wada-shaqeynta kala dhaxaysa Wasaaradda Federaalka, iyagoo sheegay inay diyaar u yihiin horumarinta tamarta dalka iyo sidii looga hortagi lahaa abaaraha, Dhinaca kale waxay xuseen in mashaariicda si isku mid ah loogaga faaโ€™iideeyo deegaannada dalka oo dhan.

* Dowlad-Goboleedka -Galmudug
* Dowlad-Goboleedka -Koonfur Galbeed
* Dowlad-Goboleedka -Hirshabeelle
* Dowlad-Goboleedka -Waqooyi-Bari
* Dowlad-Goboleedka -Jubbaland

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa sheegay in Wasaaradda ayka goโ€™an tahay ka shaqeynta sidii Soomaaliya u yeelan lahayd koronto iyo biyo la isku halayn karo, isago xusay in mashaariicda iyo ceelasha biyaha laga fulinayo dalka oo dhan si siman, aysanna ku xirnayn siyaasad gaar ah.

Ujeeddada shirkan ayaa ahayd xoojinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda siyaasadaha tamarta iyo biyaha ee dalka, si loo helo qorshe qaran oo mideysan, loogana jawaabo caqabadaha abaaraha, loona xaqiijiyo helitaanka biyo nadiif ah iyo tamar la awoodi karo, si loo gaaro horumar waara.
[19:09, 01/02/2026] Ali Sheikhal: Wasiirk Bidhan โ€œMarkii aan imid Wasaaradda, waxaan mudnaan gaar ah siiyay mashruuc kasta iyo shaqo kasta oo lagu hormarinayo Wasaaradda, anigoo ujeedkeygu yahay in shacabka Soomaaliyeed helaan koronto qiimo jaban iyo biyo nadiif ah, Taasi ayaana saldhig u noqotay guul kasta oo aan ka gaarnay shaqooyinkeenna.โ€

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo la soo gebagebeeyay

Muqdisho,(SONNA):- Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee heer federaal iyo Dowlad gobolleedyada oo si…

February 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddiga howlaha xasilinta ee Haya’adda SODMA oo yeeshay kulan muhiim ah

Muqdisho(SONNA):-Guddiga howlaha Xasilinta Qaran ayaa maanta yeeshay shirkii bilaha ahaa, kaas oo lagu qabtay xarunta dhexe ee Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka…

GudahaWararka
October 31, 2025

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku fulisay askari horay dil u geystay

Muqdisho.(SONNA):- Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil toogasho ku fulasay askari ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka oo qof…

GudahaWararka
January 11, 2022

Khawaarijta oo qaarijiyey horjooge sare iyo maleeshiyaad kooxda ka tirsanaa(Warbixin)

Hiiraan(SONNA):-Maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa deegaanka Buq Aqable oo ka tirsan gobolka Hiiraan ku qaarijiyey horjooge sare iyo…

GudahaWararka
January 10, 2023

Raโ€™iisal wasaaraha XFS oo war murtiyeed u soo saaray uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka

Muqdishoโ€ฆSONNAโ€ฆWar murtiyeedkan ayaa ka soo baxay xafiiska Raโ€™iisal wasaaraha XFS waxaa uu u qornaa sidan. War Murtiyeed Xaaladda Siyaasadeed ee…

GudahaWararka
August 8, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023