Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisul Wasaaraha XFS, Oo Hambalyo U Diray Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Ciidul Fidriga Oowgeed.
    March 19, 2026
    Guddoomiyaha BFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo Muslimiinta ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Fitriga
    March 19, 2026
    Madaxweynaha JSF Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed
    March 19, 2026
    Soomaaliya oo cambaareysay weerarada lagu beegsanaayo goobaha tamarta ee dalalka Khaliijka
    March 19, 2026
    Jaaliyadda Finlad oo aas u sameeyay qoys ka kooban 5 ruux oo Soomaali ah
    March 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ra’iisul Wasaaraha XFS, Oo Hambalyo U Diray Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Ciidul Fidriga Oowgeed.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisul Wasaaraha XFS, Oo Hambalyo U Diray Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Ciidul Fidriga Oowgeed.
GudahaWararka

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Oo Hambalyo U Diray Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Ciidul Fidriga Oowgeed.

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: March 19, 2026
1 Min Read
Share

Muqdisho- SONNA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka ah meel kasta oo ay dunida ka joogaan.

Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu Alle uga baryay in uu ka aqbalo dhammaan Muslimiinta soonkii, salaaddii, sadaqadii iyo acmaashii wanaagsanaa ee lagu gudtay bishii barakaysnayd ee Ramadaan.
Waxa uu sheegay in munaasabadda Ciidul Fidriga ay astaan u tahay farxad,

walaaltinimo iyo isu naxariisasho, isla markaana ay tahay maalin ay Muslimiintu xoojiyaan xiriirka qaraabada, iscafinta iyo wadajirka bulshada, iyaga oo Alle uga mahadcelinaya nimcada Ramadaan iyo fursaddii cibaadada ee uu siiyay.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa si gaar ah u bogaadiyey ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee habeen iyo maalin u taagan difaaca dalka, ilaalinta amniga iyo badbaadada shacabka.

Sidoo kale, waxa uu hambalyo u diray shaqaalaha dowladda, culimada iyo dhammaan qoysaska Soomaaliyeed, isaga oo u rajeeyey in ay ku ciidaan nabadqab, farxad iyo barwaaqo.

Ugu dambayn, Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu ku baaqay in la sii xoojiyo midnimada, nabadgelyada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed, isla markaana la garab istaago dadka ay saameeyeen abaaraha iyo duruufaha nololeed ee adag.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Oo Hambalyo U Diray Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Ciidul Fidriga Oowgeed.

Muqdisho- SONNA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga…

March 19, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Gudiga isku dhafka ah ee BF oo war kasoo saaray kuraasta laga wareejinayo deegaan doorashadooda

Muqdisho:((SONNA)-Guddoomiyaha guddiga wadajirka ah ee dhameystirka xeerarka sharciga doorashooyinka Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow ayaa markii ugu horeysay ka hadlay cabasho…

Wararka
June 30, 2020

Shir looga hadlayo qaban qaabada maalmaha xoriyadda oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Hon Cali Yuusuf…

GudahaWararka
May 30, 2025

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka XFS oo xalay la caweeyey bulshadda, kuna boorriyay ka qeybgalka doorashada

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xalay la kulmay bulsho ka kala timid degmooyinka…

GudahaWararka
December 13, 2025

Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay hub iyo walxaha qarxa

Muqdisho.(SONNA):- Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degmada Dharkeynlay ee gobolka Banaadir…

GudahaWararka
January 14, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023