Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Qadar oo yeeshay kulan muhiim ah
    March 14, 2026
    R/Wasaare Ku-xigeenka XFS oo ka hadlay heshiis lala galay West Virginia oo la xiriira horumarinta khayraadka Soomaaliya
    March 14, 2026
    In kabadan 22 khawaarij ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Hiiraan iyo Mudug
    March 14, 2026
    Buulo-burde oo u gudubtay wareegga afar dhamaadka ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan
    March 14, 2026
    Wasaaradda Batroolka XFS iyo West Virginia oo Iska kaashanaya Sahminta iyo Soo Saarista Macdanta Muhiimka ah
    March 14, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: R/Wasaare Ku-xigeenka XFS oo ka hadlay heshiis lala galay West Virginia oo la xiriira horumarinta khayraadka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > R/Wasaare Ku-xigeenka XFS oo ka hadlay heshiis lala galay West Virginia oo la xiriira horumarinta khayraadka Soomaaliya
GudahaWararka

R/Wasaare Ku-xigeenka XFS oo ka hadlay heshiis lala galay West Virginia oo la xiriira horumarinta khayraadka Soomaaliya

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: March 14, 2026
1 Min Read
Share

Muqdisho-SONNA- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka West Virginia ee ddalka Mareeykanka  kaas oo la xiriira iskaashi ku saabsan horumarinta khayraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya.

Saalax Axmed Jaamac Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka ayaa tilmaamay in iskaashigan uu diiradda saarayo dhinacyada sahaminta macdanta, horumarinta tiknoolajiyada la xiriirta khayraadka dabiiciga ah iyo kobcinta aqoonta farsamo ee arrimaha macdanta. Sidoo kale wuxuu xusay in qaraarku uu furi karo albaab cusub oo maalgashi iyo iskaashi caalami ah, taas oo gacan ka geysan karta kobaca dhaqaalaha iyo abuurista fursado shaqo.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa yiri: “Dowladda Soomaaliya waxay danaynaysaa in la helo wada-shaqayn wax ku ool ah oo ka caawisa dalka in si habsami leh looga faa’iidaysto khayraadka dabiiciga ah.”

Ugu dambayn, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go’an tahay in khayraadka dalka loo maareeyo si hufan oo waafaqsan danaha shacabka Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Qadar oo yeeshay kulan muhiim ah

Muqdisho.SONNA...Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa khadka taleefanka kula hadlay…

March 14, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hay’adda Isgaarsiinta oo Qabatay Wada-tashi ku saabsan Qaadashada Soomaaliya ee Shabakadda Isgaarsiinta Isku-xiran (ONA)

Muqdisho(SONNA):-Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa qabatay wada-tashi ku saabsan hirgelinta Shabakadda Isgaarsiinta Isku-xiran ee Geeska Afrika (ONA), oo ah hindise…

GudahaWararka
September 18, 2025

20 Diblumaasiyiin Soomaaliyeed oo Kulan Dhiirrigelin iyo soo dhaweyn ah Muqdisho loogu sameeyay 

Muqdisho(SONNA):- Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Wang Yu oo ay wehliyaan…

GudahaWararka
June 11, 2025

Muxuu ka yiri Gerrard awoodda ciyaareed ee kooxda Liverpool & qaar ka mid ah xiddigaheeda?

Liverpool(SONNA)- Halyeeyga kooxda Liverpool ee Steven Gerrard ayaa amaanay qaab ciyaareedka Reds uu hogaaminayo tababare Jürgen Klopp ay haatan ka…

CaalamkaCiyaaraha
October 13, 2019

Wasiirka Haweenka XFS oo booqatay xarunta hay’adda maareynta masiibooyinka Qaranka

Muqdisho (SONNA) Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo hormarinta Xuquuqda Aadanaha dowladda FS Khadiija Maxamed Diiriye oo ay wehliyaan hoggaanada kala duwan…

GudahaWararka
February 26, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023