Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya
    January 30, 2026
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Muqdisho oo laga bilaabayo Diiwaangelinta Codbixiyaasha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Muqdisho oo laga bilaabayo Diiwaangelinta Codbixiyaasha
GudahaWararka

Muqdisho oo laga bilaabayo Diiwaangelinta Codbixiyaasha

By Dahir Aadan Cali
Last updated: April 13, 2025
3 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Magaalada Muqdisho waxa ay marti galisay munaasabad lagu daahfurayay Ololaha Qaran ee Diiwaangelinta Codbixiyaasha, taas oo ay ka soo qeyb galeyn, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha Shacabka, madaxda maamullka gobolka Banaadir iyo masโ€™uuliyiinta Guddiga Doorashooyinka Qaranka.

Bartamaha todobaadkaan ayaa la qorsheenayaa in magaalada Muqdisho uu ka bilowda diiwaangalinta muwaadiniinta ku dhaqan caasimadda, kuwaas oo la rejeynayo in ay qeyb ka noqdaan doorashada golaha dadweyne ee la filayo in ay dhacdo bisha Juun.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baaralamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Abshirow oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daahfurka ayaa ka hadlay marxaladihii ay soo martay doorashada, waxa uu ku baaqay in lala shaqeeyo guddiga doorashooyinka, isaga oo sheegay dhibaatada laga dhaxli doona haddii aan lala shaqayn ay tahay in la joogi doona doorasho dadban oo dunida xilligaan laga aqoon.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir oo ka qeyb galay Daahfurkaan ayaa sheegay in fursad weyn ay tahay in woods dib loogu celiyo shacabka si ay iyagu goโ€™aan ugu gaaraan cida hoggaanka u qabaneysa, wuxuuna aad usoo dhaweeyay in maalmaha soo socda diiwaangelinta codbixiyeyaasha laga Bilbao Degmada Shangaani ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiye Amiir ayaa ugu baaqay bulshada gobolka Banaadir in ay is diiwaangeliyaan isla markaana isku diyaariyaan doorasho qof iyo cod ah, isagoo xusay in la joogo waqti aan la dhihi karin isma dooran kartaan oo hoggaankiina ma dooran kartaan.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan, oo ka hadlay munaasabadda ayaa dhankiisa carabka ku adkeeyey in bartamaha bishaan loo dareeri doona goobaha diiwaan galinta, “15-ka bishaan waxaa loo dareeri doonaa goobaha diiwaangelinta codbixiyaasha,โ€ sida uu yiri Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka.

Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir, Mudane Maxamed Axmed Yaboo, oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in todobaadkaan gudihiisa ay billaaban doonta diiwaan galinta dadweynaha, isaga oo yiri, “15-ka bishan sagaal ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir waxaa laga qabanayaa isdiiwaangelinta dadweynaha ee doorashada qof iyo cod.โ€

Guddoomiye Yabooh ayaa sheegay in habka loo marayo diiwaangalin dadweynaha gobolka Banaadir ay masโ€™uul ka yihiin Guddiga doorashooyinka Qaranka, ka maamul ahaan ayuu shaaciyey in ay bulshada gobolka ay ku wacyi galiyeen sidii ay isku diiwaan galin lahaayeen, waxa uu sidoo kale xusay in hadda ay ku wacyigalinayaan sidii ay doorashada qeyb lixaad ah ugu qaadan lahaayeen.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya

MUQDISHO(SONNA):-Sarreeye Guuto Elio Manes ayaa maanta si rasmi ah u la wareegay xilka Taliyaha Howlgalka…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Danjiraha Soomaaliya ee Zambia iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed oo abaabul ugu jira sidii ay dib u habeyn ugu sameyn lahaayeen Safaardda Soomaaliya ee dalkaasi+sawirro

Danjiraha Soomaaliya ee Zambia iyo Jaaliyadda Soomaaliyyed oo abaabul ugu jira sidii ayย  dib u habeyn ugu sameyn lahaayeen Safaardda…

Wararka
December 28, 2019

Qaramada Midoobe iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xaaladda qaxootiga ku sugan waqooyiga dalkaas

Wafdi ka socda heโ€™yadda qaxootiga Qaramada Midoobey ee UNHCR ayaa gaaray magaalada Adis Ababa si ay dowlada Itoobiya ugu booriyaan…

Wararka
December 18, 2020

Wasaaradda Awqaafta XFS oo digniin ka soo saartay la shaqeynta khawaarijta

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ayaa soo saartay digniin ku socota dhammaan macaahidda sharciga ah,dugsiyada qur'aanka iyo iimaamyada masaajidda,taas oo…

Gudaha
January 24, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Nairobi uga qaybgalaya shirweynaha isbadalka cimilada

Nairobi (SONNA):Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Nairobi halkaas oo uu kala qeyb-galayo Madaxda Caalamka…

GudahaWararka
February 28, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023