Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xulka K/Cagta Qaranka oo galabta la kulmaya dhiggooda Mauritius
    March 27, 2026
    “Haa waan joojin karnaa” halkudhigga xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida
    March 27, 2026
    Wasiirka Ganacsiga XFS oo Ka qaybgalay Shirweynaha 14aad ee Ururka Ganacsiga Adduunka.
    March 27, 2026
    Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ku dishay horjoogayaal iyo maleeshiyaad kale oo khawaarij ah
    March 27, 2026
    Taliyaha Booliska Soomaaliya oo shir guddoomiyay kulan la xiriiray amniga iyo horumarinta ciidanka
    March 27, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Madaxweyne Xasan Sheekh “ Hal dollar dalkaaga ku daafac”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Madaxweyne Xasan Sheekh “ Hal dollar dalkaaga ku daafac”
MaqaalladaWararka

Madaxweyne Xasan Sheekh “ Hal dollar dalkaaga ku daafac”

By SB
Last updated: February 14, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay qorshaha hal dollar dalkaaga ku daafac qorshahan ayaa ah mid muwaadiniinta Soomaaliyeed kaga qayb qaadanayan sidii muwaadiniinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan kaga qayb noqon karaan dib u xorraynta, Madaxweynaha ayaa qorshahan kaga dhawaaqay mar uu ka qeyb galayay kulan ay soo qaban qaabiyeen bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Qaarada Yurub kuna taageerayeen dagaalka ka dhanka ah khawaarijta ee xiligaan ka socda inta badan gobolada dalka.

Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay Soomaalida ku nool dalka dibaddiisa inay qeyb weyn ka qaataan oo dhaqaalo ku taageeraan dagaalka dalka looga saarayo kooxda khawaarijta oo mudda dheer dhib ku heysay shacabka Soomaaliyeed.

Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kulanka kaoo qayb galay ayaa isla madasha dhexdeeda kaga jawaabay baaqa Madaxweynaha iyagoo cadeeyey in ay taaheero buuxda la garab taagan yihiin Madaxweynaha iyo qorshaha dalka looga xoraynayo kooxaha khawaariijta,Fahmo Maxamed Cumar oo ka mid ahayd qurbejoogta madaxweynaha hortiisa kaga jawaabtay baaqa madaxweynaha ayaa tiri”sababta aan uga qayb qaadanayo qorshaha dib u xorraynta dalka iyo baaqa madaxweynaha wax aad og tihiin in 15-kii sano ee ugu dambeeyey dalkeena khawaariijta dhibaato xun ku haysay,shacabka reer baadiyaha ah khawaariijtu ka dhacaysay xoollaha dil ugu daraysay taas ayaa I damaqday waxnan gartay inaan hormuud ka noqdo qorshaha difaaca dalka”Madaxweyne Xasan ayaa ka dhabeeyey balanqaadkiisii ololaha doorashada kaas oo ahaa inuu khawaariijta dalka ka xorayn doono.

Dhinaa kale qurbejoogta kasoo qayb gashay kulanka ayaa Madaxweynaha ku boorriyey inuu sii laba jibaaro hawlgalka dib u xoraynta dalka iyagoo dhinaca kale ku hambalyeeyey faramaha hore ee dagaalka oo madaxweynuhu booqday.

Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka galmudug Axmed Shire Falagle oo la hadlay Radio Muqdisho hambalyeey qorshaha hal dollar ku daafaco dalkaaga isagoo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qayb qaataan’qorshahan wuxuu noqon karaa qorshe qaran oo dalka looga xoreeyey kooxaha khawaariijtam,wuxuu sidoo kale qayb weyn ka qaadan karaa qorsheyaasha dib u dhiska iyo xasilinta dalka”ayuu yiri wasiir Falagle.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Xulka K/Cagta Qaranka oo galabta la kulmaya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ,iyagoo…

March 27, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Fartaag”Bilaha fooda nagu soo haya Khawaarijta waa laga weyn doonaa Galmudug iyo Hirshabeelle”

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka cusub ee amnida dalka Generaal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa sheegay in ay dardar ku socdaan howlgallada ka…

GudahaWararka
April 13, 2024

Xukunka Xaasaskii Khawaarijta ee lagu qabtay iyagoo Gaari qaraxyo ku sida

Muqdisho,(SONNA):-Kow iyo Labaatankii April sanadkan ayay ciidamada nabad-sugidda ku qabteen Number -50  Gaari Layla Calaawi ah oo Kuunya-Barrow ka soo…

GudahaWararka
August 24, 2023

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo gaaray Pakistan

Islamabad-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa…

GudahaWararka
December 21, 2022

Ciidamada Xoogga Dalka oo Gobalka Hiiraan ku laayay Maleeshiyad ka tirsan Al-shabaab.

Baladweyne.(SONNA)...Maamulka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in howlgal ay ciidanka Xoogga Dalku ay ka sameeyeen wadada u dhaxeysa…

Wararka
October 19, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023