Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.
    March 12, 2026
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Kulan Howleedka Astaynta Awoodaha oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Kulan Howleedka Astaynta Awoodaha oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho “SAWIRRO”
Wararka

Kulan Howleedka Astaynta Awoodaha oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho “SAWIRRO”

By Sonna Whiteka
Last updated: February 9, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA) – Kulan howleedka shaqo ee astaynta awoodaha, kheyraad-wadaagga iyo nidaamka maaliyadeed ee Federaaleynta ee dib u-eegista dastuurka oo muddo 6 cisho ah ka socday magaalada muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay waxaana ka soo qayb galay Wasaardaha kala duwan ee dowladda iyo khuburro caalami ah iyo kuwo Soomaali ah.

Muddadii uu socday kulan howleedkan shaqo waxa ay Wasaarad walba soo bandhigtay warbixinno ku saabsan awoodaha jira iyo sida loogu kala qaybiyo heer Federal iyo heer dowlad Goboleed, iyagoo kadibna lagala dooday waxa ay saldhig uga dhigeen soo jeedimahooda.

Muddadii uu socday kulankan shaqo waxaa warbixino ka soo jeediyay Wasaaradaha Boostada iyo Teknaloojiyadda, Xanaanada Xoolaha, Kalluumaysiga, Batroolka iyo Macdanta, Beeraha, Tamarta iyo biyaha, Caafimaadka, Waxbarashada, Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka iyo Xuquuqul insaanka, Dekadaha iyo Gaadiidka badda, Ganacsiga iyo Warshadaha, Howlaha guud, Gaadiidka iyo Duulista hawada iyo kuwa kale, waxayna soo bandhigeen mowduucyada la xiriira astaynta awoodaha ee heeraka dowladda ee quseeya Wasaaradahooda.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka mudane Saalax Axmed Jaamac oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in Wasaaradda Dastuurku ay ka shaqaynayso in la helo aragti midaysan oo la xiriirta awood qaybsiga oo ah arrin masiiri ah oo u baahan in heshiis siyasadeed laga gaaro si loogu qoro dastuurka.

“Waa in laga heshiiyaa mabaadii’da galaysa dastuurka ee la xiriirta awood qaybsiga, Wasaarad kasta waxaan uga fadhinnaa in ay warbixin tifaftiran ka keento awoodaha jira iyo sida loogu kala qaybiyo heerarka dowladdaha Federaalka ah isla markaana tixgelinayna xaaladda dalkeena” ayuu yiri Wasiir Saalax.

Gabagadii waxaa la isla gartay in Wasaaraduhu ay soo gudbiyaan warbixinno dhamaystiran si loo helo aragtida dowladda ee la xiriirta awood qaybsiga si heshiis siyaasadeed looga gaaro.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.

Muqdisho-SONNA-Mudane Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa soo dhaweeyay ansixinta ugu dambeysa…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne xasan sheekh oo xubnaha golaha mustaqbalka ku soo dhaweeyey madaxtooyada qaranka

Muqdisho.SONNA…..Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Masuuliyiinta iyo Xubnaha Golaha Mustaqbalka,…

Gudaha
February 19, 2026

Ra’isul wasaaraha Sudan oo ka badbaaday isku day dil

Khartoum(SONNA)-Ra'isul wasaaraha Sudan Abdullahi Hamduuk ayaa ka badbaaday isku day dil oo lala beegsaday gaarigiisa oo marayey caasimada Sudan ee…

WararkaWargayska
March 9, 2020

20 ruux oo saaka u dhintay duqeymo ay fuliyeen Israel

Ugu yaraan 20 falastiiniyiin ah ayaa saaka lagu dilay guud ahaan bartamaha iyo koonfurta Marinka Qaza,kadib markii ay duqeeyeen Nuseirat,…

Caalamka
August 14, 2024

Wasaaradda caafimaadka oo ku dhawaaqday inuu si rasmi ah u shaqo bilaabay Bangiga dhiigga

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aaden ayaa ku dhawaaqey in wixii…

GudahaWararka
August 26, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023