Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka oo UK lagu soo dhaweeyey
    March 16, 2026
    Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah
    March 16, 2026
    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan
    March 16, 2026
    Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo
    March 16, 2026
    Hodan iyo Gubadley oo ku soo baxay Tartanka kama dambeysta ee ka baxa Warbaahinta Qaranka
    March 16, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ku Dhiiro Garan-waaga inta uusan ku gallaafan (Warbixin).
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Ku Dhiiro Garan-waaga inta uusan ku gallaafan (Warbixin).
Maqaallada

Ku Dhiiro Garan-waaga inta uusan ku gallaafan (Warbixin).

By Dahir Aadan Cali
Last updated: May 10, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho.( SONNA):- Inaad sugtaa nabad aadan qeyb ka ahayn, waa adigoo dhahay meel mugdi ah ayaa ifeysa, carruurtaada oo baari kuu noqotaana waxaa ka horeysa in marka hore awlaadaada aad u muujiso naxariis iyo kalsooni ay ku noolaadaan.

Araartaas waxaan u soo qaatay, dalkeennu muddo wuxuu ku jiray ammaan-dari oo ay wada dareemeen madax iyo shacab, taas oo ka dhalatay Dowlad bur burkii nagu dhacay oo ugu dambeyntii sabab u noqotay in dalkeennu hooy u noqdo argagixiso aan arxan lahayn.

Si aan uga baxno ammaan-xumida Dowladihii kala dambeeyay, dalka waxay u dhiseen ciidamo loogu talagalay soo celinta nabadda iyo la dagaallanka argagixisada.

Ciidamada iyo saraakiishu waxay u baahnaayeen gacantii wehelin lahayd oo ah shacabka si meesha looga saaro xasillooni-darida jirtay, nabad imaataa gacantaada kaagama horeysee, shacabkii ayaa kacay iyagoo bannaanka u yimid in ay u bareeraan argagixisada oo ay ka noolaan waayeen.

Bile Kaaraan, waa wiil dhalinyaro ah, waxa uu sabab u noqday dhagar-qabayaal markii la qabanayay gacmaha dhiig qoyan ku lahaa reer Muqdishana dhibay.

” Waxaa suuuqa Kaaraan lagu dilay askari ka tirsan ciidanka, aniga waa fiirinayay, waxaa damiirka isiinwaayay in aan ka haro nimanka oo sii socdo, waa daba kacay, taliye ku-xigeenka saldhiga Kaaraan ayaa taleefoonka qabad siiyay, markaas isaga goobta ma joogin wuxuu ii xiriiriyay taliyaha saldhiga Salaad Caraale ayaa markaas hayay, ka daba caraabid ka dib waxaan ku qabanay waddada xiriirisa Jamhuuriya iyo Kaaraan,” ayuu yiri Bile Kaaraan.

Ammaanka raaxo iyo jiif midna Kuma yimaadee, Qoys dhan ayaa naftooda u huray nolosha askar qeyb ka ah in ay nabad ku noolaadaan shacabka caasimadda ku sugan.

” anigoo gurigeyga iyo ilmaheyga iska dhex fadhiya ayaa la igu soo galay, iyadoo ujeedka yahay in la dhibaateeyo ciidan heegan u ah u sugidda amniga, waxaan go’aan ku qaatay in ciidankaas waxba aysan gaarin oo aniga iyo ilmaheyga isku dhigno oo dhaawacaas nagu soo gaaray, walaasheyna ay ku dhimato,” ayuu tiri Hooyo geesiyad ah oo dhibane u ah dhagar-qabayaasha Khawaarijta ah.

Hadda waxaa la helay xannuun muddo hayay shacabka iyo Dowladda, qaabkee ayaa loo daweyn karaa?.

” Marka waxaan garanay oo farta ku fiiqnay, meesha ina xannuuneysa iyo dawadaa u baahan nahay, amni-daraa Ina haysa, amni beynu u baahanay, amni si aan u helno waxaan u baahan nahay inaan nafteenna hurno,” ayuu yiri RW Xamsa.

Duqa magaalada Muqdusho, wuxuu qirayaa sida shacabka caasimadda ku nool ay gacanta u saareen cadowga nabaddooda caqabada ku ah.

” Shacabka magaalada Muqdisho, gacmahooda ayay amniga wax uga sugeen, khawaarijta iyo kooxdii la dhihi jiray Garan-waaga,ayagaa soo qabtay qaarkood, qaarkood dagaal ayay ku galeen, waxaanna ugu dambeeyay kuwii maanta miinada isugula qarxin rabay Beerta Nabadda kuwii soo sheegaa shacabka ka mid ah,”.

Warbaahinta Qaranka ayaa door weyn ka qaadatay la dagaallanka argagixisada iyo in caasimadda ay noqoto mid ammaan ah, waxayna madaxda qaranku qireen doorka aan la qarin karin ee shacabka Soomaaliyeed ka qaateen in la wiiqo awoodii kooxda Khawaarijta Al-shabaab.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka oo UK lagu soo dhaweeyey

London (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan…

March 16, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya

Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 71-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee…

GudahaMaqaallada
October 12, 2025

58 sanno ka dib Soomaaliya maxay muhiim ugu tahay hirgalinta doorasho dadweyne?

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta hirgalinta doorasho dadweyne oo Soomaaliya ugu dambeysay 58 sanno ka hor, taasi oo uu…

GudahaMaqaallada
February 15, 2025

Horjooge Xasan Xaayow iyo in ka badan 40 Khwaarij ah oo la dilay (Warbixin).

Muqfisho,(SONNA):- Waxaa halkoodii ka sii soconaya howlgallada gaarka ah ay sameynayaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo lagu bartilmaameedsanayo horjoogayaasha…

Maqaallada
June 20, 2023

Fadliga Soonka

Muqdisho(SONNA):-Soonku waa tiir ka mid ah shanta tiir ee Islaamka, sida uu Nebigu SCW innoogu sheegay xadiiska ay diiwaangaliyeen Bukhaari…

MaqaalladaWararka
March 19, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023