Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Turkiga oo bilaabaya dhaqangelinta heshiis ku saabsan horumarinta shaqaalaha
    January 13, 2026
    Sucuudiga oo mar kale caddeeyey sida uu u diidan yahay kala qaybinta Soomaaliya
    January 13, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Wafdi Sare oo ka Socda Dowladda Federaalka oo gaaray Laascaanood, Caasimadda Dowlad-Goboleedka Waqooyi-Bari
    January 13, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad Qaran u jeedinaya Shacabka kuna saabsan Arrimaha Muhiimka ah ee Soomaaliya
    January 13, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Kooxda Napoli oo bedelka Kalidou Koulibaly ka dhex aragta Barcelona
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Kooxda Napoli oo bedelka Kalidou Koulibaly ka dhex aragta Barcelona
Ciyaaraha

Kooxda Napoli oo bedelka Kalidou Koulibaly ka dhex aragta Barcelona

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 16, 2019
1 Min Read
Share

Naples(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Napoli ayaa la soo warinayaa inay u dhaqaaqeyso soo xero-gelinta daafaca dhexe ee Barcelona, Samuel Umtiti kaasoo ay u aragto bedelka Kalidou Koulibaly, haddii uu xiddiga reer Senegal ka dhaqaaqo mustaqbalka dhow.

Koulibaly waxaa si weyn loogu tixgeliyaa inuu yahay mid ka mid ah daafacyada dhexe ee ugu fiican kubadda cagta adduunka, waxaana adeeggiisa la la xiriirinayaa kooxaha Barcelona, Real Madrid iyo Manchester City.

Kooxda Napoli ayaa illaa iyo haatan iska diiday dhammaan xiisaha u imaanaya 28-jirkaan, kaasoo la rumeysan yahay in lagu burburin karo qandaraaskiisa haatan 110 milyan oo gini.

Si kastaba ha ahaatee, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Spain, kooxda reer Talyaani ayaa qorshe dajinaysa haddii uu baxo Koulibaly, iyadoo Umtiti u aragta bedelka ugu haboon booska uu ka baxayo daโ€™yarkii hore ee Metz.

Umtiti kaasoo ku jira marxaladihii dambe ee ka soo kabsashadiisa dhaawaca cagta ah ee uu qabo ayaa ka dambeeyay Clement Lenglet doorashada garoonka Camp Nou kaddib markii uu qaab ciyaareedkiisii wanaagsanaa lumiyay.

Xiddiga xulka qaranka Faransiiska ayaa si xoog leh loola xiriirinayay inuu ka tagayo kooxda Ernesto Valverde suuqii xagaaga, laakiin ugu dambeyn waxa uu la sii joogayay kooxda reer Spain.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Turkiga oo bilaabaya dhaqangelinta heshiis ku saabsan horumarinta shaqaalaha

Ankara (SONNA): Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU โ€“…

January 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

โ€œNeymar Jr wuxuu noqon karaa kan ugu wanaagsan adduunkaโ€ โ€“ Alisson Becker

Brazil (SONNA)- Goolhaayaha reer Brazil iyo Liverpool ee Alisson Becker ayaa sheegay in xiddiga ay isku wadanka ka soo wada…

CaalamkaCiyaaraha
October 13, 2019

Kooxda Horseed oo ka adkaatay dhigeeda Dekadda, qarkana u saaran inay hanato horyaalka

Muqdisho (SONNA)-Kulan ka tirsan Horyaalka heerka koowaad ee dalka oo ahaa kii ugu dambeeyay ee ay wada cayaarayaan Kooxaha Horseed…

CiyaarahaGudaha
July 22, 2021

Kooxda Atletico Madrid oo markaan weerar ku ah Arsenalโ€ฆ (Waa kee xiddiga muhiimka ah ee ay doonayso inay ka soo qaadato?)

Madrid(SONNA)-ย Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee ka dhisan dalka Spain ayaa la soo warinayaa inay markaan weerar ku tahay Arsenal,…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Xulka Qaranka Argentine oo ku guulleystay Koobka Adduunka 2022

Muqdisho (SONNA) Xulka Qaranka Argentine ayaa ku guulleystay Koobka Adduunka sannadka 2022 ee ka qabsoomay dalka Qadar, ka dib markii…

CiyaarahaGudahaWararka
December 18, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023