Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Kulan lagu dardargeliyo kala-guurka ay hoggaaminayso Soomaaliya iyo  UNTMIS oo Muqdisho lagu qabtay
    April 8, 2026
    Hoggaamiyaha KGM ee Koonfur Galbeed oo kormeer ku sameeyey xarunta maamulka Baydhabo
    April 8, 2026
    SoDMA oo Baydhabo ka wada bixinta deeq gargaar raashin ah oo la gaarsiinayo dadka danyarta ah
    April 8, 2026
    Markabka qodista shidaalka Turkiga ee Çağrı Bey oo soo gaaray biyaha Soomaaliya
    April 8, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo shaaciyey liiska ururrada ka tartamaya Koonfur Galbeed
    April 7, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Kooxda Inter Milan oo bar-tilmaameed koowaad ka dhiganeysa xiddig ka tirsan Real Madrid
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Kooxda Inter Milan oo bar-tilmaameed koowaad ka dhiganeysa xiddig ka tirsan Real Madrid
Ciyaaraha

Kooxda Inter Milan oo bar-tilmaameed koowaad ka dhiganeysa xiddig ka tirsan Real Madrid

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 1, 2019
1 Min Read
Share

Milan(SONNA)-Kooxda kubadda cagta ee Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay raacdo xoogan ugu jirto sida ay ku heli laheyd adeega weeraryahanka reer Serbia ee Luka Jović.

Inter Milan ayaa qorsheeneysa in suuqa furmi doono bisha Janaayo ee soo aadan ay ku qaadato qaab amaah ah weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Luka Jović.

Wargeyska “CalcioMercato” ee dalka Talyaaniga ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in maamulka Inter Milan ay xiiseenayaan adeega Luka Jović, si ay ugu xoojistaan dhanka weerarka ee kooxda, isla markaana uu kaga garab ciyaaro xiddigaha Lukaku iyo Lautaro Martínez.

Raacdada ay ugu jirto Inter saxiixa laacibkan reer Serbia ayaa wuxuu imaanayaa kaddib markii uu xiiso balaaran ka muujiyay adeegiisa macalinka reer Talyaani ee Antonio Conte si uu ugu xoojisto shaxda Nerazzurri.

Si kastaba ha noqotee Luka Jović oo Real Madrid kaga soo biiray kooxda Eintracht Frankfurt ayaan soo jiidanin qaab ciyaareedkiisa dhamaan taageerayaasha iyo maamulka Los Blancos xilli ciyaareedkiisa ugu horeeyay ee garoonka Santiago Bernabeu iyo horyaalka La Liga, isagoo ciyaaray 10 kulan wuxuuna dhaliyay 1 gool oo kaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Kulan lagu dardargeliyo kala-guurka ay hoggaaminayso Soomaaliya iyo  UNTMIS oo Muqdisho lagu qabtay

Mogadishu - April 8, 2026: Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda…

April 8, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Liverpool iyo Chelsea oo ku tartamaya adeegga xiddig bar-tilmaameed u ah Real Madrid

England(SONNA)- Liverpool ayaa diyaar u ah in kooxda Chelsea ay kula tartamaan adeega weeraryahanka naadiga kubadda kubadda cagta RB Leipzig ee…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Madax Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Ka Qeyb Gashay Xuska Maalinta Dhallinyarada Adduunka Oo Lagu Qabtay Masraxa Xarunta Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA) - Munaasabad lagu weynaynayay maalinta caalamiga ah ee dhallinyarada adduunka oo ku began 12 ka August ayaa caawa…

CiyaarahaWararka
August 12, 2020

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada

Kampala (SONNA): Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Uganda Fardowsa Maxamed Qanyare oo goobjoog ka ahayd ciyaarta dhexmartay xulka Qarankeena iyo…

Ciyaaraha
December 24, 2024

Gabar Soomaaliyeed oo u soo baxday Rubuc dhamaadka Is-reeb-reebka Feerka Olombikada.

Dakar(SONNA)--Ramla Cali oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa usoo baxday Rubuc dhamaadka Isreebreebka Feerka Afrika ee loogu soo gudbayo Ciyaaraha Olambikada…

CiyaarahaWararkaWargayska
February 23, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023