Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Tababarka Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka oo lagu soo xiray Dhuusamareeb
    August 14, 2025
    Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo shir guddoomiyey kulanka sanadlaha ee Garsoorayaasha Heer Federaal iyo Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha guud
    August 14, 2025
    Laamaha Amniga Muqdisho oo soo saaray warsaxaafadeed
    August 14, 2025
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka qeyb galay munaasabadda shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad
    August 14, 2025
    Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay qodobbo khuseeya horumarka dadka iyo dalka
    August 14, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Ruushka oo cambaareysay qorshaha cusub ee Israel ku qabsaneyso Gaza
    August 8, 2025
    Xildhibaanno ka socda JFS oo booqday xarunta seyniska iyo tiknolojiyadda ee China
    August 1, 2025
    Ergay Mareykan ah oo booqanaya Gaza iyo dad raashin doon ah oo la dilay
    August 1, 2025
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Nooc cusub oo laga helay hubkii laga furtay Shabaabka (WARBIXIN)
    August 11, 2025
    โ€˜Kaarka Aqoonsiga waa dhowrista xogta, ammaanka iyo hufnaanta adeegyada dowladda (FAALLO)
    August 8, 2025
    70 ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay Bariire
    August 6, 2025
    Sidee Isbeddelka Cimiladu u Hurinayaa Degganaansho La’aanta Geeska Afrika?
    July 29, 2025
    Soomaaliya iyo saameynta Isbedelka Cimilada
    August 1, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Isbedelka Cimilada iyo saameynta uu ku leeyahay deegaanka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Isbedelka Cimilada iyo saameynta uu ku leeyahay deegaanka
GudahaWararka

Isbedelka Cimilada iyo saameynta uu ku leeyahay deegaanka

By Dahir Aadan Cali
Last updated: February 1, 2024
3 Min Read
Share
Muqdisho,(SONNA):- Axmed Nuur Cusmaan oo ah aqoonyahan ka faalooda arrimaha Cimilada iyo deegaanka ayaa si qoto dheer kaga hadlay isbeddelka Cimilada oo dunida maanta meel kasta aad loo hadalhayo lana arkay saameyntiisa.
Aqooyahan Axmed Nuur Cusmaan oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta qaranka ayaa marka hore sharaxaad ka bixiyay isbeddelka Cimilada iyo saameynta uu ku leeyahay deegaanka.
”Isbeddelka Cimiladu, waa isbbedel ku dhacay Oogada dhulka ama hawada dhulka ku dahaaran taas oo saameyn ku yeelatay heer-kulka hawadaas kor u kacdo, taas oo sabab u ah isticmaalka shidaalka iyo xaalufinta dhirta iyo warshadaha qiiqa ay ku sii daayaan hawada,” ayuu yiri Aqoonyahan Axmed Nuur Cusmaan.
Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in markii ugu horeysay seynisyahanadu ay ogaadeen in adduunka meel khatar ah ku socdo marka loo eego isbeddelka Cimilada, islamarkaana ay go’aansadeen in ay la hadlaan dadka go’aannada masiiriga ah gaara si loo yareeyo qiiqa ay sii daayaan warshadaha, taas oo wasaqeyneysa hawada.
”Waxaa markii ugu horeysay dhibaatadan ogaaday seynisyahanada, seynisyahanada markii ay ogaadeen, iyagoo meel kala duwan jooga ayay waxay ogaadeen in adduunka meel khatar ah ku socdo, markii isku yimaadeen oo ay iswareysteen waxaa u soo baxday in ay dadka la hadlaan gaar ahaan dadka go’aannada masiiriga ah gaara dadka siyaasiyiinta ah iyo dad maalqabeenada ah ee warshadaha leh in ay arrintaan u sheegaan oo ay yiraahdaan in arrintaan wax laga qabtaa oo qiiqaan hawada lagu sii deynayo la yareeyo,”.
Ugu dambeyn, aqooyahan Axmed Nuur Cusmaan, ayaa kula taliyay Dowladda federaalka in ay ku dadaasho hoos u dhigidda Carbon dioxide-ka iyo in ay xoogga saarto siyaasadda lagula dagaallamayo waxyaabaha keenna isbeddelka Cimilida, wuxuu dhanka kale, shacabka Soomaaliyeed baaq u jeeediyay, maaddaama ay yihiin dadka ugu badan ee dhibaato ka soo gaareyso isbeddelka Cimilada.
” Dowladda waxaan kula talinayaa in ay aad ugu dadaasho waxyaabaha ku saabsan sida loola dagaallamayo hoos u dhigiddaย  Kaar-boon Dhaay-ogsaydka ( Carbon-dioxide), si isbbedelka cimilada looga hortago in ay xoogga saarto in siyaasadda la qoro ka dibna xoogga la saaro, shacabka waxaan kula talinayaa in dhibaatada isbeddelka cimilada dadka ugu badan dhibaatada soo gaareyso in ay iyagu yihiin, waana la arkay waana la taabtay,”.
Shirar badan oo loo hadlayo isbeddelka cimilada iyo sidii wax looga qaban lahaa ayaa lagu qabtay meelo badan oo caalamka ah, kaas oo ay ka soo baxeen qodobo wax ku ool ah oo lagu yareyn karo waxyaabaha sababa isbedelka cimilada iyo saameynta uu ku leeyahay deegaanka.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Tababarka Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka oo lagu soo xiray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb(SONNA):-Waxaa maanta lagu soo xiray magaalada Dhuusamareeb tababarka Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka Soomaaliya, kaas…

August 14, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Warfaafinta ee XFS oo magaalada Baqdaad uga qayb galay xuska maalinta warbaahinta dalka Ciraaq

Bagdaad-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Baqdaad ee Jamhuuriyadda Ciraaq uga…

GudahaWararka
June 30, 2024

R/ Wasaare Khayre oo guddoomiyay Shirka guddiga qaran ee ka hor tagga covid-19

Muqdisho.(SONNA)... Raโ€™iisul Wasaara Xukuumaddaย  Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka guddiga qaran ee ka hortagga covid19,kaas…

Wararka
May 3, 2020

Guddoomiyaha golaha shacabka BFJS oo la kulmay Kusimaha Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya

Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Kusimaha…

GudahaWararka
February 15, 2025

Golaha Shacabka oo ansixiyay hindishe-sharciyeedka qareennada Soomaliyeed+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Mudanaayasha Golaha Shacabka BJFS ayaa Maanta ansixiyey hindishe-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed. Kulanka ay Goluhu yeesheen ayaa waaxaa Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha…

WararkaWargayska
August 31, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023