Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Horudhac: Dekedda vs Muqdisho City Club… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka galabta ee koobka General Daa’uud)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Horudhac: Dekedda vs Muqdisho City Club… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka galabta ee koobka General Daa’uud)
Ciyaaraha

Horudhac: Dekedda vs Muqdisho City Club… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka galabta ee koobka General Daa’uud)

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 26, 2019
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)-Kooxaha murqo weynta dalka ee Dekedda iyo Muqdisho City Club ayaa galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow Stadium ciyaar ka tirsan tartanka koobka General Daa’uud ee fasal ciyaareedkan.

Kulankan ayaa ah mid aad u xiiso badan, labada kooxood ayaana diyaar-garow xooggan u galay ciyaartan in midkood uu badiyo, waana kulankii ugu horreyay ee ciyaarayan labadan kooxood koobka General Daa’uud si lamid ah waa kulankii ugu horreyay ee Group-ka B la dheelayo.

Labadan kooxood ayaa dhoor jeer isku arkay tartammada kala duwan inkastoo ay kooxda Dekedda waxoogaa ka awood badan tahay naadiga Muqdisho City Club.

WARARKA LABADA KOOXOOD:-

Naadiga Dekedda kulan ciyaareedkan galabta waxaa kaarka casaanka ah ugu maqnaanaya xiddigooda Cabdi-wali Aawali kaasoo uu qaatay kulankii ugu dambeyay horyaalka Somali Premier League.

Kooxda Muqdisho City Club dhammaan xiddigaheeda waa u taam waxayna diyaar u yihiin inay wajahan difaacdayaasha horyaalka ee Dekedda FC.

Ogeysiis Kulanka:-

Tartanka: General Daa’uud

Kooxaha: Muqdisho City Club vs Dekedda FC

Garoonka: Eng Yariisoow (Ex Koonis)

Saacadda: 3:30 Galabnnimo xilliga geeska Afrika

Maalinta: Arbaco

Taariikhda: 23 Oktoobar 2019

Jawiga Garoonka: 30°

XAQIIQOOYINKA KULANKAN:-

>- Kooxda xafidanaysa horyaalka Somali Premier League ee Dekedda ayaa u muuqanaysa mid ka itaal-roon dhiggooda Muqdisho City Club maadama 13-kii kulan ee ugu dambeysay ay ka guuleysteen 8 kulan, halka shanta kalana ay dhibcaha kala qaateen labada dhinac tartammada oo dhan.

Kulankii ugu dambeyay ay horyaalka isku arkan labadan kooxood waxaa 3-2  ku adkaatay naadiga Dekedda, ciyaartas oo ahayd middii go’aamisay in Dekedda markii 3-aad loo caleemo saaro horyaalka Somali Premier League.

Ciyaartii ugu dambeysay ay isku arkan koobka General Daa’uud labadan kooxood waxay ku kala baxeen barbaro goolal la’aan ah 0-0.

Xiddiga lagu magacaabo Feysal Xasan Xaashi ayaa galabta markii ugu horreysay ka hor imaan doona kooxdiisii hore ee Dekedda, isagoo iminka la janqaadaya kooxdiisa cusub ee Muqdisho City Club.

Hgogaamiyaha cusub ee kooxda Muqdisho City Club ninka lagu magacaabo Mohamed Mestiri ayaa galabta kulankii ugu horeyay wajihi doona kooxda ay ku dhiban tahay Muqdisho City inay ka adkaato ee Dekedda, isagoo raba inuu soo afjaro taariikh xumada ka heesata kooxdaas.

Kooxda Muqdisho City Club ayaa ah kooxda difaacaneysa tartanka xiisaha badan ee General Daa’uud, maadama sanadkii la soo dhaafay ay ka qaatay Naadiga Cawo iyo Maalin ee Horseed.

Wiilasha Dekedda FC ayaa koobkan General Daa’uud waxaa ugu dambeysay inay gacanta ku dhigaan sanadkii 2001-dii.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

RASMI: Neymar & Vinicius oo ka maqan liiska xulka qaranka Brazil ee wajahaya Argentina… (Yaa kale oo liiskan ku soo baxay?)

Turin(SONNA)-Xiriirka kubadda cagta Brazil ayaa ku dhawaaqay liiskii ugu dambeeyey ee xulkooda kuwaasoo wajahaya bisha November xulalka Argentina iyo Korea,…

CaalamkaCiyaaraha
October 26, 2019

Zlatan Ibrahimovic oo diiday inuu meesha ka saaro dib ugu laabashada Yurub

Los Angeles (SONNA)- Zlatan Ibrahimovic ayaa iska diiday inuu meesha ka saaro rajadii uu ka lahaa inuu ku laabto Yurub…

Ciyaaraha
October 10, 2019

Duqa Muqdisho oo Xulka Gobolka Banaadir kala qeyb galay farxadda dabaal degga guusha ay gaareen “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa farxadda dabaal degga…

CiyaarahaWararka
January 1, 2021

Heegan oo guul ka gaartay Kooxda Jazeero kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Premier League

 Muqdisho(SONNA)-Kooxda kubadda cagta ee Heegan ayaa galabta guul ka gaartay naadiga Jazeero Sports Club, Kadib markii ay kaga adkaatay 2-1,…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023