Maamulka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ayaa mar kale bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay digniinno la xiriira roobab xoogan oo suurtagal ah in ay ka da’aan dalka.
Qoraal ka soo baxay Hey\addaasi ayaa lagu wargaliyay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan ๐ฑ๐ต๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ญ๐ด gobal ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ in ay ka feejignaadaan khatar ay suurtagal tahay in ay ka timaado Roobab xoogan oo la-filan karo.
“Maalmaha ๐๐ด๐ ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฏ๐ฒ๐๐ฎ ๐ฏ๐ถ๐๐ต๐ฎan ๐ฆ๐ฒ๐ฝ๐๐ฒ๐บ๐ฏ๐ฒ๐ฟ iyo ๐๐๐ฏ๐๐๐ฐ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ต๐ผ๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐๐ฎ ๐๐ถ๐๐ต๐ฎ ๐ข๐ฐ๐๐ผ๐ฏ๐ฒ๐ฟ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฏ,waxaa laga yaabaa in dalka qeybo kamid ah ay ka dhacaan roobab wata dabeylo”ayaa lagu yiri qoraalkaan.