Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar oo yeeshay kulan mira-dhal ah
    February 8, 2026
    Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo ka qeybgalay Caano-shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed
    February 8, 2026
    Madaxweynaha JFS oo dhiggiisa Masar kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal
    February 8, 2026
    Wasiirka Waxbarashada XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay dhiggiisa Dalka Jabuuti
    February 8, 2026
    Wasaaradda Waxbarashada oo dib u dhistay Iskuulkii Farsamada Gacanta  Maxamuud Axmed Cali ee degmada Kaaraan
    February 8, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Gaadiidka oo guul kaga daah furtay koobka General Daa’uud, kaddib markii ay garaacday Kooxda Badbaado
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Gaadiidka oo guul kaga daah furtay koobka General Daa’uud, kaddib markii ay garaacday Kooxda Badbaado
Ciyaaraha

Gaadiidka oo guul kaga daah furtay koobka General Daa’uud, kaddib markii ay garaacday Kooxda Badbaado

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 26, 2019
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)-Kooxda Gaadiidka ayaa guul kaga daah furtay kulankeeda ugu horeeyay koobka General Daa’uud ee fasal ciyaareedkan, kaddib markii ay kaga adkaatay 5-2 dhigeeda Badbaado

Garoonka Eng Yariisow Stadium Ex Banaadir ayaa galabta ka bilaabmay tartanka xiisaha badan koobka General Daa’uud ee fasal ciyaareedkan.

Ciyaarta koowad ayaa galabta lagu daah furay kooxaha Gaadiidka iyo Badbaado oo ku wada jira Group A.

Qeybta koowaad ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 4-1 ay ku hogaamineysay kooxda Gaadiidka.

Qeybta labaad ee ciyaarta marka dib ay dib isugu soo laabteen labada kooxood, waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, waxayna sameeyeen fursado halis ah ee goolal loo filan karay.

Laakiin kooxda Badbaado ayaa qeybta labaad ee ciyaarta la timid gool, waxayna ciyaarta ka dhigeen 4-2.

Balse kooxda Gaadiidka ayaa waxay ugu dambeyntii ciyaarta ka dhigtay 5-2 ay kaga hogaaminayeen dhigooda Badbaado.

Ugu dambeytii ciyaarta ayaa waxay ku soo idlaatay 5-2 ay guul ku gaartay kooxda Gaadiidka oo gool kaga daah furatay koobka General Daa’uud ee fasal ciyaareedkan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar oo yeeshay kulan mira-dhal ah

Qaahira,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Qaahira ee dalka…

February 8, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kooxda Real Madrid oo u dhaqaaqeysa daafac ka tirsan Paris Saint-Germain… (Meeqa milyan oo gini ayay ku doonaysaa?)

Madrid (SONNA)- Macallinka kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa la soo warinayaa inuu doonayo inuu u dhaqaaqo soo xero…

CaalamkaCiyaaraha
October 17, 2019

Macallinka Man United ee Ole Gunnar Solskjaer oo ka hadlay dhaawaca Marcus Rashford.

Manchester(SONNA)-Weeraryahanka Manchester United iyo Xulka England ee Marcus Rashford ayaa wajahaya ugu yaraan lix isbuuc garoomada ka maqnaan doono kaddib…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Jürgen Klopp oo ammaaney awooda kooxda Man United, xilli sidoo kale uu u rajeeyay….

Liverpool(SONNA)- Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ammaaney awooda naadiga Manchester United oo ay caawa ku balansan yihiin…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Kooxaha Elman Iyo Muqdisho City Club oo galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow

Facebook Twitter Google+ LinkedIn StumbleUpon Tumblr Pinterest Reddit VKontakte Odnoklassniki Pocket Muqdisho(SONNA)- Kooxaha Elman Fc Iyo Muqdisho City Club ayaa…

Ciyaaraha
November 1, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023