Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Agaasimaha Sirdoonka oo kulan la qaatay saraakiisha ciidan ee ku sugan Degmada Moqokori
    May 22, 2025
    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay danjiraha Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya
    May 22, 2025
    ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ k๐š q๐š๐ฒ๐›g๐š๐ฅ๐š๐ฒ s๐ก๐ข๐ซ l๐š๐ ๐š๐ ๐š h๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ d๐š๐›๐š๐ซ-๐ ๐จ๐ฒ๐ง๐ญ๐š c๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š d๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š
    May 22, 2025
    Wasiir Biixi oo ka qaybgalay kulanka fadhiga loo dhan yahay ee Bangiga horumarinta Islaamka
    May 22, 2025
    Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay wafdi ka socday hayโ€™adda UNDP
    May 22, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay
    May 22, 2025
    Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe
    May 20, 2025
    Trump oo dhameystay socdaal uu ku tagay Sacuudi,Qadar iyo Imaaraadka
    May 16, 2025
    Wasiir Fiqi oo boogaadiyay howsha wax ku oolka ah ee ka socota Dugsiga Tababarka TURKSOM
    May 16, 2025
    Madaxweynaha Mareykanka oo gaaray dalka Sacuudiga
    May 13, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    โ€œJanno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad galaโ€
    May 21, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
    Is-diiwaangali, si aad u hesho xuquuqdaada Codbixinta ee Dastuuriga ah (WARBIXIN)
    April 30, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
    Wasiirka Cadaaladdaย oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
    February 17, 2025
    Danjiraha Soomaaliya ee Uganda ooย casho sharafย  ku maamuustay ciyaartoyda 17-jirada ah
    December 28, 2024
    Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada
    December 24, 2024
Reading: Ciidanka xoogga dalka oo Jubbada hoose ku dilay in ka badan 40 khawaarij ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciidanka xoogga dalka oo Jubbada hoose ku dilay in ka badan 40 khawaarij ah

Ciidanka xoogga dalka oo Jubbada hoose ku dilay in ka badan 40 khawaarij ah

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 22, 2025
1 Min Read
Share

Kismaayo-(SONNA)-Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa gobolka Jubbada hoose ku soo bandhigay hubkii ay ka soo furteen Khawaarijta oo saacadihii lasoo dhaafay lagu laayay howlgallo ay ka fuliyeen deegaanka Barjaale oo hoos taga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose.

Saraakiisha hoggaamineysay howlgalkaas ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay inay dileen in ka badan 40 Khawaarij ah, ayna noloshana ay ku qabteen xubno ay ku jiraan horjoogayaal, iyagoo soo bandhigay sawirrada meydadka dhagarqabayaashii la dilay iyo godadkii ay galeen oo lagu burburiyey.

Sidoo kale, Saraakiisha ayaa noo sheegay in howlgalladu ay weli socdaan oo ay sii baacsanayaan firxadka Khawaarijta, isla markaana ay ka saareen deegaano muhiim ah oo hadda ay ku sugan yihiin Ciidamada Danab ee xoogga dalka.

In ka badan 120 Khawaarij ah ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay howlgallada dalka ka socda, kuwaas oo lagu beegsaday gobollada Hiiraan, Shabeellaha Hoose iyo Jubbada hoose, weli waxaa goobihii lagu laayey ka socda baacsiga firxadka Khawaarijta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Agaasimaha Sirdoonka oo kulan la qaatay saraakiisha ciidan ee ku sugan Degmada Moqokori

Moqokori(SONNA):-Agaasimaha Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee (NISA), Mudane Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa…

May 22, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Sooyaalka Taariikhda waxbarashada Soomaaliya (Faallo)

Hordhac Waxbarashada Soomaaliya waxay soo martay heerar iyo marxalado kala duwan. Wixii ka horreeyey qabsashadii gumeystayaashii reer Yurub dabayaaqadii qarnigii…

Maqaallada
March 24, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah kula qaatay Villa Soomaaliya safiirka dalka Itoobiya

Muqdisho-(SONNA)-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Itoobiya u…

GudahaWararka
January 3, 2023

Maamulka Goboka Banaadir iyo Madaxda Heyโ€™adda Tika oo ku kulmay Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madax ka…

Gudaha
March 31, 2021

Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay ciidan Boolis ah oo tababar kusoo qaatay Dalka Jabuuti

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal, ย Cismaan Cabdullaahi Maxamed "Kaniif"ayaa soo dhoweeyay dufcaddii 18-aad ee Ciidanka Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed oo tababar…

GudahaWararka
June 6, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023