Home Wararka

Wararka

Ra’iisul wasaaraha dalka iyo dhigiisa Yaman oo khadka Taleefanka ka wada h...

SONNA (MUQDISHO)- Ra'iisul wasaaraha Yaman Dr Muciin Cabdi Almalik ayaa qadka taleefanka kula soo xariiray Ra'iisul wasaaraha dalka Mudane Xamse Barre si uu ugu hambalyeeyo Magacaa...

Madaxweynaha Jubbaland oo lagu soo dhoweeyay Dhoobley+Sawirro

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Dhoobley halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeeyey. M...

Dhagar qabayaal isku dayay in ay ka baxsadaan gacanta hay’adaha amniga oo ...

Muqdisho.(SONNA):- Ciidanka Hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xaqiijiyey in Abaaro 5:30Am subaxnimo labo kamid ah dhaqar qabayaasha Al-Shabaab oo maxaabiis ahaa isku...

Dad ku dhintay gantaal Ruushka ku dhuftay bartamaha Kyiv

Muqdisho.(SONNA):- Inta la xaqiijiyey hal qof ayaa ku dhintay, shan kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii gantaal lagu weeraray degmada Shevchenkivskiy oo dhacda bartamaha Kyi...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo Ubax dhigay Taalada Dhagaxtuur+Sawirro

Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka qeyb galay munaabadda Ubax dhiga xuska 26-ka Juun oo ka dhacday Taalada Dhagaxtu...

Madaxda maamul goboleedyada dalka oo hambalyo ku aadan xuska 26-ka Juun u diray ...

Muqdisho.(SONNA):- Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa si wadajir ah shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda xuska 26-ka Juun iyo guud ahaan xuska todobaadka xorriya...

Fariinta madaxweyne Xasan Sheikh ee Xuska todobaadka Xorriyadda

Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan Xuska Todobaadka Xorriyadda. ...

Guddoomiye Aadan Madoobe” 26-ka Juun, waxay shacabka Soomaaliyeed u tahay ...

Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay ka qeyb galay munaasabadda x...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo hambalyo ku aadan 26-ka juun u diray dhammaan shacabka...

Muqdisho.(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliye Mudane Xamse Cabdi Barre  oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 62 guuradii ka soo wareegtay markii ay xorr...

Xuska maalinta xoriyadda ee Gobolada Woqooyi (26-ka june)

26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qalbiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed leh,  waxayna qiimahaasi ku mutaysa...

Agasimaha Wasaaradda Gadiidka oo Kormeerey Xarunta Guud ee Dalada Isku xirka Dug...

SONNA (MUQDISHO)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Ali Gaal Gabow iyo Taliyaha Qeybta Nabadgelyada Wadooyinka Ee...

Aqalka sare oo ansixiyay guddiyada golaha+Sawirro

Muqdisho.(S0NNA):- Golaha Aqalka sare oo maanta kulan isugu yimid ayaa ansixiyay xubnaha guddiyada Aqalka Sare oo ka kooban 8-guddi. Guddoomiyaha golaha Aqalka sare Senator Cabd...