Home Wararka Gudaha

Gudaha

Madaxwayne Farmaajo oo bogaadiyay dadaallada Xukuumadda ee arrimaha doorashooyin...

Muqdisho-(SONNA)- Madaxwaynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xukuumadda federaalka Soomaaliya ku bogaadiyay dadaalka ballaaran ee ay galisay arrimaha doorashada iyo ...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyey kullan looga diyaar garoo...

MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa shir guddoomiyay kullan ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada ee Xukum...

Ciidamada Booliska Magaalada Samareeb oo gacanta ku dhigay waxyaabaha qarxa.

SAMAREEB-(SONNA)-Ciidamada Booliiska ee ka Howlgala magaalada Samareeb ayaa ku guulaystay inay Gacanta ku dhigaan Waxyaabaha Qarxa oo lagu qariyey meel aan sidaasi uga fogayn Saldh...

Guddiga Doorashada Heer Federaal oo guddoon doortay

MUQDISHO-(SONNA)-Dooraashada Guddoomiyaha Guddiga doorashadda Heer Federaal oo ka dhacday xarunta Guddigu ka deggan yahay magaalada Muqdisho ayaa waxaa goob joog ah ahaa 20 xubnood...

Maamulka Gobolka Gedo oo kulan is xog-waraysi ah la qaatay maamulka Degmada Luuq...

GARBAHAAREY-(SONN)-Gudoomiyaha gobolka Gedo ayaa maanta kullan la qaatay maamulka Degmada Luuq waxaana inta badan kullanka ayaa inta badan diirada lagu saaray abaaraha soo wajahay ...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyay shir looga hadlayay xal u helida bi...

MUQDISHO-(SONNA)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay qaar kamid ah gan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Saraakiisha ciidamada qalabka sida ee ...

BELEDWEYNE-(SONNA)-Wasiirka arrimaha gudaha, dib u-hishiisinta iyo federaalka ee Xukumadda federaalka Soomaaliya Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa maanta magaalada Beledweyne ee ...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta oo kulan la qaatay xubno ...

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Eng. Cabdulaahi Abuukar Xaaji (Cabdullaahi Carab) ayaa maanta kullan isbarasho iyo is xog-wareysi ah la...

Maraykanka oo dhimaya tirada ciidamada ka jooga Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-  Madaxwaynaha dalka Maraykanka ee muddo xileedkiisu sii dhamaanayo Donald.J.Trump ayaa amar ku bixiyay in qaar ka mid ah ciidamada Maraykanka ka jooga Soomaliya l...

Qorshe wax looga Qabanaayo sicirbararka oo maanta ka dhaqangalaya Punt-land

Garoowe-(SONNA)-Maanta waxaa lagu wadaa inuu dhaqan galo go’aankii khamiistii ka soo baxay golaha wasiirrada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kaas oo shirkadaha isgaarsi...

Qaramada midoobay oo gurmad bani’aadminimo ka bilowday gobolka Tigreega

Adis-Ababa-(SONNA)-Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday inay bilawday howlaha gargaar bini aadanimo lagu gaarsiinaayo gobalka colaaduhu ka socdaan Tigreega ee dalka Itoobiya. Ar...

Wasaaradda caafimaadka Galmudug oo tayeyneysa adeegyada isbitaalka Cadaado”SAWIR...

Cadaado-(SONNA)-Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug ayaa iyadoo ka duuleysa baahiyaha caafimaad ee ka jira magaalada Cadaado waxey isbitaalka guud ee Cadaado keentay ...