Home Wararka Gudaha

Gudaha

Ra’iisul wasaaraha JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Taliyihii hore ee Ciidank...

SONNA (MUQDISHO)- Waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday General Cabdulqadir Cali Diiriye (Subxaanyo) oo soo noqday taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Gen. Cabdu...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo cambaareeyay falkii argagixisanimo ee ka dhacay Muqdi...

Muqdisho...(SONNA)...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul u cambaareeyay falkii argagixisanimo ee galabta ka dhacay goob...

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay xarunta safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya

Muqdisho (SONNA)-Munaasabad kooban oo loogu dabaaldagayay 61 sano guuradii kasoo wareegatay markii xornamada ay qaateen Gobollada Koonfureed iyo Midowgii Gobolada Waqooyi iyo Koonf...

Qarax uu fuliyay qof Naftiis halige ah oo ka dhacay goob lagu shaahiyeeyo oo ku ...

Muqdisho (SONNA)-Qof naftiis qaribe ah ayaa isku  qarxiyay dad shacab ah oo ku shaahaynayay Maqaayad ku taala Degmada Shibis ee Gobalka Banaadir. Ciidamada Ammaanka ayaa xiray G...

Guddiga doorashooyinka oo doortay Guddoomiye ku meel gaar ah

Kulan rasmi ah oo ay maanta yeesheen guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa u doortay Mudane Muuse Geele Yuusuf gudoomiyaha kumeel gaarka ah ee guddiga. Guddoonkaa...

Ciidanka Xoogga oo howl-gallo ka fuliyay wadada isku xirta Sh/hoose iyo Baydhabo...

Howlgal Si Wadajir ah  ay uu sameeyeen Ciidanka  kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Daraawishta Koonfur Galbeed ayaa lagu qaadey isbaarooyin dhowr ah oo ...

Baarlamaanka Carabta oo soo dhaweeyay xilliga ay dhaceyso doorashada Soomaaliya

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta mudane Caadil bin Cabdiraxmaan Al-Casuumi ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaranka ee ku saabsanaa ...

Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Ahmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Gaalkacyo, halkaas oo a...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ku boggaadiyey shacabka Soomaaliyeed sida ay u wey...

Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ku aaddan 1-da luuliyo u jeediyey Shacabka Soomaaliyeed ayaa ku bog...

R/Wasaare Rooble oo sheegay in wadada kaliya ee lagu gaari karo horumar ay tahay...

Muqdisho.(SONNA)...Ra’iisul Wasaare Rooble”Waxaan maanta u Dabbaal degaynaa 1-da Luulyo oo ku beegan Sanad guurada 61-aad ee ka soo wareegtay Xorriyaddii Gobollada Koofureed ee dal...

Madaxda Qaranka oo Tiyaatarka uga qayb galay munaasanadda Xuska 1-da Luulyo

Muqdisho.(SONNA)...Xaflad lagu mamuusaayo xuska 1-da luulyo ee maalimta xoriyadda ayaa haatan si habsami leh uga socota Xarunta Tiyaatarka ee Magaalada Muqdisho. Xafladaan waxaa...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MUNAASABADDA 1-DA LUULYO AWGEED UBAX DHIGAY TAALLADA HALG...

  Muqdisho...SONNA...Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamusaya Xuska Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luuly...