Home Siyaasadda

Siyaasadda

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo war-saxaafadeed ka soo saartay doorashada Jubb...

Muqdisho(SONNA):-Wasaraadda arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku faah-faahisay go’aanka Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Jubbaland iyo habka ay k...

R/wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Taliyaha AFRICOM “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)- Taliyaha Ciidammada Mareykanka ee ku sugan Qaaradda Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa booqasho ku yimid Muqdisho, lugtiisii ugu horreysay ee uu Afrika ku yimaado ...

Guddoomiye Mursal oo lagu wado in uu kulan la qaato Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K...

K/Afrika(SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa waxaa uu gaaray magaalada Cape town ee dalka Koonfur Africa halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen M...

Guddiyadii xaqiiqa raadinta dhacdadii Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb ee dad shacab a...

Gaalkacyo(SONNA) Gudiyadii ka kala socday Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya ee ku sugan Magaaladda Gaalkacyo ayaa maanta xarunta Madaxt...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud QM ee Soo...

Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee x...

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan DF oo gaaray deegaanka Bariire oo laga xoreeya...

Muqdisho(SONNA):- Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa manta gaaray deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha hoose si ay ugu kuur galaan xaalada deegaanka iyo baahiya...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud QM ee Soo...

Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee x...

Wasiir Cawad: Soomaaliya waxa ay diyaar u tahay in ay ka faa’ideysato maashaarii...

Beijing(SONNA)-Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumada Federalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u sheeegay Wakaaladda SONNA in dalka uu diyaar u yah...