Home Sawirro

Sawirro

Wasaaradda Gargaarka XFS oo maanta deeq gaarsiisay Cisbitaalka dhimirka Xabeeb

Muqdisho.(SONNA).. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Xukumadda Federaalka Soomaaliya ahna kusimaha Wasiirka Xildhibaan Cabdirashiid Maxamuud Xasan...

Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug

Dhuusamareeb(SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa ku dhawaaqay in loo g...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo xaflad soogootin ah loogu sameeyay Baydhabo

Baydhabo (SONNA) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo ka qayb galay musaanabad sagootin ah oo wafdiga uu hoggaaminayo loogu sameeyay ...

Madaxweynaha Hindiya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee DFS ...

New Delhi(SONNA) Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Marwoo Faadumo C/llahi Maxamuud (insaaniya)ayaa gudbisay warqadaha aqoonsiga ee safiirnimo,iyadoo munasabad looga guddoomayay...

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Jabaan kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Bankiga A...

Yokohama-Jaban-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta wada hadallo wax ku ool ah kula yeeshay Magaalada Yokohama ...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kumannaan dadweyne ah salaadda Ciidda Kula dukaday Ma...

Muqdisho (SONNA):-Ra’iisul Wasaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta salaadda Ciida kumannaan dadweyne ah kula dukaday masjidka Isbaheys...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada XFS oo lagu soo dhaweeyey Gaalkacyo+sawir...

Gaalkacyo(SONNA) Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xildh. Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xaru...

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda C...

Muqdisho(SONNA); Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul ...

Maamulka gobolka Bakool oo 30 sano kadib dib u furay dugsigii Sare ee Xududr+saw...

Xudur (SONNA) Munaasabadaan oo lagu daahfurayay iskuulkii Dugsigii sare ee magaalada Xudur,waxa soo qaban qaabiyey bahda waxbarashada degmada Xuddur ee gobolka Bakool,iyadoo ay ka ...

Madaxweyne Farmaajo oo Garoonka Ciyaaraha Banaadir ugu magac daray Inj. Yariisow...

Muqdisho(SONNA) : Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in Garoonka Ciyaaraha ee Banaadir loogu magac daray Guddoomi...

Hawl-wadeenada Madaxtooyada Qaranka oo maanta ka qeyb qaatay Ololaha IS-XILQAAN ...

Muqdisho (SONNA)- Maamulka iyo hawlwadeennada Madaxtooyada ayaa maanta markii toddobaad ka qeyb qaatay ololaha ISXILQAAN ee dib loogu dhisayo xarumaha danta guud ee dalka. Dhism...

Ciidamada Xoogga ee ku sugan Awdheegle oo khasaare xoogan u geystay maleeshiyaad...

Awdheegle (SONNA)Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed,gaar ahaan Kumaandooska ayaa jab iyo khasaare xoogan gaarsiiyay maleeshiyaad ka tirsann kooxda Shabaab,kadib markii ay isku dayee...