Manchester(SONNA)-Kabtankii hore kooxda kubadda cagta Manchester United ee Roy Keane ayaa weerar culus ku qaaday weeraryahanka reer France ee Anthony Martial, kaddib guuldarradii a...
Muqdisho(SONNA)- Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta lagu wada inuu ka dhaco garoonka Eng Yariisow Stadium.
Kooxaha Mogadishu City Club iyo Midnimo aya...
Manchester(SONNA)- Tababare Ole Gunnar Solskjær ayaa shaaciyey liiska xiddigaha Manchester United ee kaga qeyb geli doona kulanka caawa ee horyaalka Premier League ay la ciyaari do...
Turin(SONNA)- Macalinka kooxda kubadda cagta Juventus ee Maurizio Sarri ayaa sheegay in weeraryahankiisa reer Portugal ee Cristaino Ronaldo uu awood u leeyahay inuu xaliyo 100 dhib...
Barcelona(SONNA)- Barcelona ayaa guul dirqi ah kaga gaartay kooxda Granada garoonka Camp Nou, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0, ciyaar ka tirsaneyn kulamada horyaalka La Liga ee ...
Paris(SONNA)- Paris Saint-Germain ayaa dooneysa in ay sameyso is badal xagga macalinka ah iyadoo xiriir toos ah la sameyneysa macalinka kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep ...
Turin(SONNA)-. Juventus ayaa guul ay u baahneyd kaga gaartay kooxda Parma garoonka Allianz, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, kulan ka tirsanaa horyaalka Serie A ee dalka Talyaan...
Liverpool(SONNA)- Liverpool ayaa wali la qaban yahay kaddib markii ay guul muhiim ee 2-0 ah kaga gaartay kooxda Manchester United garoonka Anfield, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 23-...
Madrid(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa halkeeda ka sii waday taxanaheeda guuldarro la’aanta ah iyadoo uu hoggaaminayo macalinka reer France ee Zinedine Zidane.
Rea...
Madrid(SONNA)- Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa qarka u saaran inay Manchester United ku garaacdo saxiixa Van de Beek.
Jariiradda Daily Star ayaa...
England(SONNA)- Liverpool ayaa diyaar u ah in kooxda Chelsea ay kula tartamaan adeega weeraryahanka naadiga kubadda kubadda cagta RB Leipzig ee Timo Werner.
Wargeyska caanka ah ...