Home Ciyaaraha

Ciyaaraha

Wasiirka Cayaaraha oo daah furtay dhiggidda roogga cagaaran ee garoonka Stadium ...

Muqdisho (SONNA) - Wasiirka dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa daah furtay dhigitaanka roogga cagaaran ee garoonka ...

Bayern Munich oo ka dhawaajisay hadal aan farxad galin Philippe Coutinho oo ku a...

Bayern Munich, ayaa ka dhawaajisay hadal aan farxad galin Philippe Coutinho, oo ku aadan mustaqbalkiisa kooxda Kooxda Bayern, ayaa ka hadashay mustaqabalka laacibka Coutinho, ka...

Kooxda Man City oo dalab qaali ah ka gudbinaysa Bruno Fernandes si ay saxiixiisa...

Manchester(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa doonaysa inay kaga adkaato naadiga ay coltamaan ee Manchester United saxiixa Bruno Fernandes, iyadoo war maanta soo baxa...

Marcus Rashford oo muddo saddex bilood ah maqnaan kara & Man United oo ku q...

Manchester(SONNA)-Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa weyn doonta adeegga Weeraryahankeeda Marcus Rashford muddo ku dhow saddex bilood, waxaana n...

Sergio Busquets oo diiday in la isla barbardhigo Tababarihii hore ee Barcelona E...

Barcelona(SONNA)-Sergio Busquets ayaa diiday in la isla barbardhigo tababarihiisii hore ee Ernesto Valverde iyo hoggaamiyaha talada kooxda la wareegay dhawaantan ee Quique Setien k...

Kooxda Paris Saint-Germain oo heshiiska u cusbooneysiinaysa Neymar Jr

Paris(SONNA)-Paris Saint-Germain ayaa la warinayaa inay furtay wadahadallada ay ku doonayso in qandraas cusub  uga saxiixato Neymar Jr sida wararku ay sheegayaan. Xiddiga reer B...

Macallinka Man United ee Ole Gunnar Solskjaer oo ka hadlay dhaawaca Marcus Rashf...

Manchester(SONNA)-Weeraryahanka Manchester United iyo Xulka England ee Marcus Rashford ayaa wajahaya ugu yaraan lix isbuuc garoomada ka maqnaan doono kaddib markii uu dhaawac ka so...

Kooxda Paris Saint-Germain oo saxiixa Kalidou Koulibaly ku garaacaysa Manchester...

Paris(SONNA)-Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarinayso inay kaga guuleysato kooxda Manchester United tartanka loogu jiro saxiixa daafaca kooxda Napoli ee K...

Edinson Cavani oo go’aankiisa kama dambaysta ah hor dhigay Kooxdiisa Paris Saint...

Paris(SONNA)-Weeraryahanka kooxda kubadda cagta PSG ee Edinson Roberto Cavani ayaa lagu soo waramayaa inuu ku jiro maalmihiisii ugu dambeeyay ee kooxda ka dhisan cariga Faransiiska...

Tababare Pep Guardiola oo ugu dambeyn sheegay sababta kaliya ee uu kaga tagi kar...

Manchester(SONNA)-Waxaa maalmihii la soo dhaafay shaki badan laga muujinayay mustaqbalka hoggaamiyaha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola, xilli la isla dhex marayay inuu dhawa...

Cristiano Ronaldo oo Xalay barbareeyey Rikoodh uu horay u haystay halyeyga reer ...

Turin(SONNA)- Cristiano Ronaldo ayaa u sii wada bandhigiisa cajiibka ah uu ka sameynayo kooxda Juventus, isla markaana waxa soo xalay barbareeyey halyeyga reer France ee Michel Pla...

Kabtankii hore ee Gaadiidka Keynaan Key Key oo isaga tagay Kooxdaas… (Halkee ayu...

Muqdisho(SONNA)- Kabtankii hore ee Kooxda kubadda cagta Gaadiidka Keynaan Saciid Sheekh Maxamuud (key key) ayaa iskaga tagay Kooxdiisa Gaadiidka. Xiddigan ayaa muddo sagaal sano a...