Burnley(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa kulan ka tirsan horyaalka Premier League waxa ay caawa booqanaysa naadiga Burnley.
Chelsea ayaa eegeysa inay afar kulan oo xiri...
Manchester(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa kulan ka tirsan horyaalka Premier League galabta ku soo dhoweynaysa Aston Villa garoonkeeda Etihad Stadium.
Citizens ...
Muqdisho(SONNA)-Kulan xiiso badan ayaa galabta ka dhici lahaa garoonka Eng Yariisoow Stadium ee dhaca Degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, ciyaartaasoo qeyb ka ahayd tartanka G...
Muqdisho(SONNA)-Kooxaha murqo weynta dalka ee Dekedda iyo Muqdisho City Club ayaa galabta kulan xiiso badan ku wada ciyaaray garoonka Eng Yariisoow Stadium Ex-Koonis, ciyaar ka tir...
Muqdisho(SONNA)-Kooxaha murqo weynta dalka ee Dekedda iyo Muqdisho City Club ayaa galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow Stadium ciyaar ka tirsan tartanka koobka General Daa’uud...
Muqdisho(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Elman ayaa saakay xerada tababarka waxa ay ku soo bandhigtay saxiixyadeeda dhawaan galka ee ay kooxdu la soo wareegtay.
Naadiga jaalayaasha ...
Muqdisho (SONNA)-Garoonka Eng Yariisow Stadium Ex Banaadir ayaa maanta lagu wada in laga daaro shumaca tartanka xiisaha badan koobka General Daa’uud ee fasal ciyaareedkan.
Koobk...
Muqdisho (SONNA)-. Kooxda Gaadiidka ayaa la soo wareegtay afar xiddig oo ka soo jeeda dalka Uganda, kuwaas oo naadiga u matali doona koobka Janaral Daa’uud iyo Somali Premier Leagu...
Madrid(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay waydiisatay macallin Jose Mourinho inuu iyaga sugo oo uu joojiyo go’aan kasta oo ku saabsan mustaqablkii...
Manchester(SONNA)-Maamulka kooxda kubadda cagta Manchester United iyo Jamaahiirtooda ayaa helaya war aan u wanaagsanayn ka hor kulanka ay la leeyihiin naadiga Liverpool ee horyaalk...
Madrid (SONNA)- Macallinka kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa la soo warinayaa inuu doonayo inuu u dhaqaaqo soo xero gelinta daafaca naadiga Paris Saint-Germain ee Marquinh...